Qabkii qaranka ma sidan ayaa u dambeysay?
Yusraay maxaad sameysay?
Gaadh-hayayaasha Qaranka Somaliland
Dal kasta waxa ilaashada dadkiisa. Dalka aan dadkiisu ilaashan wuxuu noqdaa beer aaney cidi lahayn oo ciddii doonta waxay doonto ku beerato iskana gurato. na
Kaalay oo nagu soo biir si aynu ubadkeena mustaqbalkooda ugu tuntuunsan lahayn
01/02/2025
Xukuumad bahdishay QARANKII
UAE - Dawarsi
jigjiga - marti Edeb daran oo ka soo jeeda Somaliya.
Laba bilood iyadoon jirin ayay heerkan maraysaaye maxaa laga filan karaa sanad ka dib?
01/02/2025
Waxa lagu xaman jiray Hunguri.
Ujeedka ugu weyn ee Dowladda Cirro imaraatka u tagtay waa hunguri iyo wax dhuunta la mariyo, maxay kula tahay adiga?
01/02/2025
Wasiir Bayle ma gacantii kululeyd ee Imaraatka ayaa ku dhacday? Bayle wuxuu ka mid ahaa team Farmaajo ee ay is haysteen Imaraatka wakhtii Farmaajo, maxay kula tahay
Yusraay haka bixin heshiishka
Ciidanka waxaan odhan lahaa sida raggaa yeelay sameeya oo waxba amar haka sugina muuse shaani nuux baasto iyo mr uu aa.
Tolkiin garab istaaga, waxa idinku soo
Duulay waa kheyrkiine wax iska dhiciya. Qarankanna dhulka dhiga
Bal inankan yar hala weydiiyo faraqa u dhaxeeya Sool iyo Awdal? Haddii uu markii h**e sida uu aaminsan yahay u hiiliyay sool muxuu u diidayaa awdalna?
Dowladnimada la sheegayo waxan oo miidhan ayaa qeyb ka ah. Ninkani waa cadow laga biiliyo dowladda uu cadowga ku yahay.
Illaa laga qabto dadka kan iyo kuwa kale sidan dowlad laguma noqonayo.
Yusra harti - meydkeeda yaa qaadan doona? Daaroodkii
Wuu diidaye?
Kii yaraa ee sheegan jiray ciidagalaha bal wuxuu yidhi Ila daawada.
Nimankii sheegan jiray YUSUF HARTI oo qaci ka yeedhay.
Faqashtii looga cararay Hargeisa ee sheegtay reer isaxaaq maanta kuwii ay is lahaayeen tol baad tihiin ayaa runta u sheegay.
Anaga maaha walal nimankaasi ee waa idinkee kaxaysta oo haysta. Anaga garac nagama dhasho, rag dhiig leh oo geesiyaal ah ayaa Naga dhasha ee ugxantiina qaatta
Muuse biixi illaa maalintuu yimid illaa maanta oo laga joogo 6 sanno dalku kamuu bixin jahawareer iyo buuq.
Dhul ma hadhin, oo ciidan ma hadhin, oo dowladnimo ma hadhin.
Isagu waaba salleelee kuwa ka dambeeya sug. Waa camalka dadka waxan dhacaya.
Kani waa nin ciidagale sheegta haddana daaroodka afkaartooda iyo aragtidooda ayuu la wadaagaa oo uu meelaahaa la soo taahan yahay. Malahayga ugxantii faqashta daadisay ayuu ka mid yahay.
Bal dhagayso wuxuu ka hadlayo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
SUUQAHOOSE
