Afka Shacabka Soomaaliyeed

Afka Shacabka Soomaaliyeed

Share

Gobanimadu ma aha wax ay sheeko goyn karto, gunnimaduna waxay timada marka gobanimada laga tago.

28/08/2024

🀞 πŸ—³ 🟧

28/08/2024

Xisbiga Rajda...

Photos from Afka Shacabka Soomaaliyeed's post 25/04/2024

Doorkan shinbirta haddii aynu jenbiga u furo ka warrama oo aynu libaaxaa qaadano?

15/08/2023

Bushaaro Baanday Arrinkeeda...

15/08/2023

" Xukunkaa Waa loo iibinayaa...."Guddoomiyaha Ururka Solja iyo Qareeno

15/08/2023

DEGDEG: Suldaan Cabdiraxmaan Good oo Ka mid ah Gudida Garxajis Ayaa Hadda Ka hadlay Xaalada Salaadiinta Gudida Garxajis ee Buurta Gacan-Libaax Tagay iyo...

15/08/2023

Prof Dubbe

15/08/2023

Nin Muslim ah oo rakaabkii Diyaarada uu saarnaa Cabsi iyo kalahaad ku riday kadib markii uu Salaad ku dhax dukaday Diyaarada Malaysia laga leeyahay Duulimaad nambarkeeda ahaa πŒπ‡πŸπŸπŸ

Assan Osman Hagi

15/08/2023

Waxaan soo dhaweeyay go’aanka maxkamadu ka gaadhay dacwadii Weriye Bushaaro Cali Baande. Inkastoo cadaalad soo daahday ay tahay cadaalad xumo. Haddana, wuxuu ahaa go’aan dib u nooleeyay rejada laga qabo in la helo garsoor madaxbanaan.

Bushaaro saddex bilood ayay dulmi u xidhnayd. Waa se Ilaahay mahadii haddii ay maanta xoriyadeedii dib u heshay.

Maxamuud Xaashi

15/08/2023

Madaxwayne xooggii aad laas-caanood waxba kaga keeniwayday, kagama keenaysid Gacan-libaax oo ay ku jiraan ragga dega Lixda Gobole Somaliland!

Xildhibaan maxamed abiib

15/08/2023
15/08/2023

Xasan Dhuxul Laabsaalax

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Hargeisa