Warbixin ku saabsan mudadi mesha ahayd ee dagaalki socday
Isha Wararka Media
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Isha Wararka Media, Hargeisa.
31/03/2026
Trump oo la hadlaya Ingiriiska, “ Wadamada aan haysan shidaalka diyaaradaha marinka Hurmuz dartiis sida Ingiriiska oo kale kaasoo diiday in uu Iiraan qurgoynteeda ka qayb qaato, 2 talo ayaan idiin soo jeedin:
1. Inaga naga iibsada, shidaal badan baan haysanaa
2. Geesinimadii idinka soo daahday dib u soo dhisa oo ordoo Hurmuz aada lana wareega.
Waa inaad barataan sida loo dagaalamo USA idinma caawin doonto sida aydun adinkuba u caawinayn. Iiraan waa la awood tiray, shaqada intii ugu adkayd waa la qabtay ee ordoo saliidiina doonta”.
Hadalkan waxaa loo fasiran karaa in Trump doonayo in uu u caalwaayey furista Hurmuz qasaaraheedana uusan doonayn in uu qaato iyo in ugu yaraan uu dagaalka uga baxo ku nacaynta Yurub darteed. “Ordoo saliidiina doonta” waa hadal u dhigma waan joojinayaa dadaalka aan wado ee furista marinka.
Huwanta ayaa hadda weerarkan ka fuliyey magaalada Qum ee dalka Iran, oo ah halka la aaminsan yahay in maanta lagu doortay hoggaamiyaha cusub ee Iran.
DAAWO: Diyaarad aan duuliye lahayn oo Hermes ah oo ISR leedahay ayaa lagu soo riday gobolka Markazi ee Iiraan
08/03/2026
Drone-ta Israa`iil ayaa lagu ugaarsanayaa Hawada Iran, Mohammad Bagher Qalibaf oo ah gudoomiyaha baarlamaanka Iran ayaa ku dhawaaqay in dagaalka hadda ka socda Bariga Dhexe uu sababay cawaaqib dhaqaale oo caalami ah.
Qalibaf wuxuu yiri: “Idinku ayaad dagaalka bilowdeen, annaguna waan dhammayn doonnaa", wuxuu ku eedeeyay Donald Trump inuu h**e u sheegay in qiimaha shidaalka uusan si weyn u kici doonin, balse hadda uu qirayo in qiimuhu kordhay.
Qalibaf wuxuu ka digay in haddii dagaalku sii socdo ay adkaan doonto soo saarista iyo iibinta saliidda, taas oo saameyn ku yeelan karta dhaqaalaha dunida.
Wuxuu sidoo kale sheegay in khasaare uu gaari doono Maraykanka, dalalka gobolka iyo dhaqaalaha caalamka, isagoo ku eedeeyay Kayaanka Netanyahu inuu sabab u yahay xiisadda sii kordheysa.
Dab xooggan ayaa weli ka holcaya keydka shidaalka ee Shahran Oil depot ee magaalada Tehran, kaddib duqeymo habeenkii ay fuliyeen Maraykanka iyo Israa’iil.
Qaraxyo waaweyn oo laga dhex maqlay Saldhigga Mareykanka ee Sacuudi Carabiya
Dagaalki Dariga Dhexe Wuxuu Caawa Ka Talaaba Xaydaabka Dagaalka oo Meelkastoo La Duqayn Karo Waa La Duqaynayaa Dad iyo Duunyaba❗️❗️
Halkan Kala Soco Wararka Xaasaasigaa.
Mareykanka iyo Israa’iil ayaa caawa weerarro lagu beegsanayo kaabayaasha dhaqaale ka fulinaya gudaha Iiraan, iyadoo la qarxiyay xarumo shidaal iyo goobo kale, taa oo ka dhigan inaysan weerarradii goobaha milatari waxba ka beddelin adkaysiga Iiraan ,xilligaana la beegsanayo kaabayaasha dhaqaalaha si sare loogu qaado cadaadiska, sida uu weriyey telefishinka Ruushka ee RT.
DAGAALKII Bariga Dhexe Oo Caawa Wajigii Ugu Cuslaa Galay.... ❗️❗️
Muuqaalada caawa lagaa qariyey ee Tel Aviv oo cadaab ku jirto
Mid china ah ayaa qarsoodi u duubay
07/03/2026
🚨 Gen. Naqdi, Taliye sare oo Ciidanka Iiraani ah ayaa sheegay in Trump iyo Netanyahu maskaxdoodu ay ka yar tahay xitaa tan shimbiraha yar-yar.
Wuxuu intaa ku daray in diyaarad dagaal oo qiimaheedu yahay boqollaal milyan oo doollar kana kacaysa markab balaayiin doollar ku kacaya lagu weerarayo saldhigyo milatari oo madhan iyadoo la adeegsanayo gantaal qiimihiisu yahay dhowr milyan oo doollar.
Gen. Reza Naqdi ayaa niman garaasho liita ku tilmaanay Trump iy Netanyahu.
Wararkii u dambeeyay halka hoose ku biir.👇🏿
Iran ayaa gantaal si toos ah ugu burburisay Nidaamka Difaaca Thaad Iyo dhismayaal ay daganaayeen Askarta Mareykan ee ku yaalay dalka Urdun
Click here to claim your Sponsored Listing.
