Warfaafinta Ahlunsunna Wal-jamaaca.

Warfaafinta Ahlunsunna Wal-jamaaca.

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warfaafinta Ahlunsunna Wal-jamaaca., Government Organization, savannah Road, Hargeisa.

06/10/2021

Waxaa soo dhaw halaaggii canaasiriinta calooshood u shaqeysteyaasha ah ee Galmudug kusoo duulay si ay Shabaab ugu gacangaliyaan.

05/10/2021

DEG-DEG: Qilaaf Soo kala dhex galay saraakiil ka tirsan Guutada 15-aad iyo kuwa Haramcad ee ku wada sugan Dhuusamareeb.

Warar Soo baxaya ayaa sheegaya in saraakiil ka tirsan guutada 15-aad ee Qeybta 21-aad iyo kuwa Ciidamada Haramcad uu caawa ka jiro Qilaaf ka dhashay qaabka loo wajahayo la dagaalanka Ahlusunna oo saldhigeedu yahay Magaalada Guriceel.

Saraakiishan qilaafku soo kala dhex galay waxaa kamid ah Mascuud maxamed warsame oo hugaamiya guutada 15-aad iyo Saraakiil kale oo horkacaya Ciidamada Haramcad ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb.

Sida aan xogta ku helnay Ciidamo ka tirsan guutada 15-aad ayaa diiday in la wareejiyo gawaari dagaal oo uu hayey Gen:Mascuud kadib dalab uga yimid Madaxweyne Qoor-qoor oo ahaa in gaadiidka lagu wareejiyo Ciidamada Haramcad ee dhawaan la keenay Dhuusamareeb waxaana mascuud uu ogolaaday in la wareejiyo gaadiidkaas wallow ay diideen Ciidamada ku howlgali jiray ee ka tirsan guutada 15-aad.

Dhinaca kale waxaa soo baxaya warar sheegaya in Gen:Mascuud la qorsheynayo in xilka laga qaado laguna badalo sarkaal ka tirsan guutada 15-aad ee Qeybta 21-aad balse aan la sheegin magaciisa.

Wixii isbedella halkaan Isha ku hay oo

05/10/2021

Geesiyada u guntaday difaacidda dadka iyo dalka. Korkiinna karaammo ha ahaato, waad kaalmeyseen diinta ilaahay iyo dadkiinnaba. Dhimashadiinu waa shahiidnimo, noloshiinuna waa sharaf iyo cisi waligiin waxaad ahaandoontaa janno sugayaal ilaayo kii isagu iska diido mooyee!

05/10/2021

War dag dag ah:Ciidamada dowladda iyo Maleeshiyadii qoor qoor Ee Ku Sugan dhuusamareb oo Soo Kala dhexgalay qilaaf xoogan

Sida ay inoo xaqiijinayaan saraakiil Ku Sugan dhuusamareb wuxuu qilaaf xoogan u dhaxeeyaa Farxaan qaroole iyo sarkaal lagu sheegay magaciisa Anas wuxuna qilaafka ka dhashay sida loo wajahayo dagaalka

Farxaan iyo Anas ayaa isku qabsaday gaadiidka gaashaaman cidda lagu aamini lahaa maadaama Kal H**e Ciidamada gorgor Laga furtay gaadiid gaashaaman xilli weerar Ee Ku qaadeen culimadii ahlusuna Ee Ku sugnaa Bohol

Anas oo xigta ahaan Ee is xigaan Dhagdheer iyo farxan oo ay isxigaan qoor ayaa H**e Uga tirsanaa alshabab iyagoona mid kasta uu og yahay ahlusuna in ay dagalhano mayal Adag Ee heestaan maadaama inta ay ka tirsanaayeen alshabab dhoorjeer dagal Iskaga horyimaadeen Culimada

Maleeshiyaadka Laga Soo qaaday muqdisho ayaa Cabsi ballaaran ka qaban haddiii ay weerar Ku qaadaan ciidamada mayalka Ee culimada ahlusuna waljamaca Ee Ku Sugan guricel inuu ka Soo gaaro qasaaro iskugu Jira dhimasho iyo dhaawc iyagoo cabsida Ugu ballaarane Ee ka qabaan in Laga furto gaadiidka

05/10/2021

Page kaan waxaad kala soca doontaan wararka iyo ogeysiisyada maamulka AHSWJ

Fadlan share dheh like tana haka iloobin

05/10/2021

Page kan waxaad kala soca doontaan wararka AHLWJ

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Savannah Road
Hargeisa
00252