Kaabsan Property Management

Kaabsan Property Management

Share

🌿🏑 Kaabsan Property Management is your trusted partner for renting and managing homes developed by Kaabsan Group.
✨ Where quality meets comfort.

29/04/2026

🌞 Xagaagan ku qaado hoy casri ah oo raaxo leh!

🏑 Guryo goglan oo si buuxda u qalabaysan
✨ Qolal qurux badan oo diyaar u ah degitaan toos ah
🌿 Deegaan ammaan ah oo deggan
πŸ“ Adeegyada muhiimka ah oo kuu dhow

- Aragsan Village & Rugsan Garden
Ku raaxayso nolol tayo leh adiga iyo qoyskaaga, adigoo helaya hoy ku habboon baahidaada.

πŸ“ž La xiriir maanta:
0636900091 / 063600150

Hoygaaga summer-ka wuu ku sugayaa!

Photos from Kaabsan Property Management's post 26/04/2026

🌿 Ma jeceshahay inaad xagaagan ku qaadato dalkaaga hooyo adigoo degaya hoy casri ah oo raaxo iyo degganaansho leh?

Waxaan kuu haynaa guryo goglan oo kiro ah, si casri ah loo qalabeeyey, kuna diyaarsan inaad isla markiiba degto.

🏑 Guryo casri ah oo si buuxda u qalabaysan
✨ Qolal qurux badan oo si heer sare ah loo habeeyey
🌳 Deegaan bilicsan, ammaan ah, kana fog buuqa
πŸ›οΈ Adeegyada muhiimka ah oo dhammaantood kuu dhow

Haddii aad doonayso hoy adiga iyo qoyskaaga ku habboon, waxaan kuu haynaa doorashooyin tayo leh oo ku siinaya raaxo iyo nolol wanaagsan.

πŸ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u hesho guriga kugu habboon.
0636900091 / 063600150

26/04/2026

I've just reached 100 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one of you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

23/04/2026

🌿 Ma xiisaynaysaa inaad summer-ka ku qaadato dalkaaga hooyo, adigoo ku raaxaysanaya hoy casri ah?

Waxaan kuu haynaa guryo goglan oo kiro ah, si heer sare ah loo qalabeeyey, una diyaarsan inaad si toos ah u degto.
🏑 Guryo casri ah
✨ Qolal si qurux badan loo habeeyey
🌳 Deegaan bilicsan, degan oo ammaan ah
πŸ›οΈ Adeeg kasta oo muhiim ah kuuna dhow

Haddii aad raadinayso guri kuu qalma, waxaan kuu haynaa doorasho ku habboon adiga iyo qoyskaaga.

πŸ“ž Fadlan nala soo xiriir si aad u hesho guri kiro ah oo kuu qalma.
0636900091 / 063600150

20/04/2026

Wasiir ku-xigeennada Wasaaradda Deegaanka marwo zamzam Mohamed Salah ayaa xaafadda Rugsan Garden ku wareejisey 500 geed, sidoo kale ku bogaadisay shirkada kaabsan sida ay dhiraynta degaanka uga qayb qaateen.

β€” Rugsan Garden Massalaha Hargeisa.

_ Where quality meets comforts!

Photos from Kaabsan Property Management's post 20/04/2026

Wasiir ku-xigeennada Wasaaradda Deegaanka marwo zamzam Mohamed Salah ayaa xaafadda Rugsan Garden ku wareejisey 500 geed, sidoo kale ku bogaadisay shirkada kaabsan sida ay dhiraynta degaanka uga qayb qaateen.

β€” Rugsan Garden Massalaha.

Photos from Kaabsan Property Management's post 19/04/2026

🏑 Guryo Casri ah oo Goglan – Kiro ah!

Ka hel guri diyaarsan oo ku yaal Aragsan Village, Buurta Kala Jeexan – jawi dagan, ammaan 24/7 ah, iyo nolol casri ah.

✨ Guryo cusub | βœ”οΈ Fully furnished | βœ”οΈ Family-friendly

πŸ“ž 0636900091 | 0636100150

18/04/2026

🏑 Guriga riyadaada ayaa kugu sugaya!
Xaafadaha Aragsan village Buurta Kala jeexan
🌿 Jawi dagan, nadiif ah, iyo nolol casri ah oo adiga iyo qoyskaaga ku habboon.

На ka harin fursaddan!
Wixii faahfaahin ah nala soo xiriir.
☎️WhatsApp: 063-6100150 / 063-6100091

16/04/2026

Jimce Barakaysan! πŸ•Œβœ¨

Kaabsan Property Management waxay dhammaan macaamiisheeda sharafta leh u rajeynaysaa Jimce khayr iyo barako leh. 🀲

Ku noolow deegaan casri ah oo raaxo leh, adigoo helaya adeeg kasta oo aad u baahantahay. 🏠🌟
🏒 Aragsan Village
🏒 Rugsan garden
✨ "Where quality meets comfort"

16/04/2026

🏑 Guriga riyadaada waa diyaar!

Ka hel xaafadaha casriga ah ee Aragsan Village (Buurta Kala-jeexan) iyo Rugsan Garden (Masallaha, Hargeysa) β€” deegaan degan, nadiif ah, kuna habboon nolol raaxo leh oo adiga iyo qoyskaaguba ku farxi doontaan.

Ha seegin fursaddan gaarka ah!

✨ Wixii faahfaahin dheeraad ah nala soo xiriir:
WhatsApp: 063-6100150 / 063-6100091

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Airport Road, Star Area
Hargeisa