Nuh Omer Kadiye

  • Home
  • Nuh Omer Kadiye
Call Contact the organization

Nuh Omer Kadiye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nuh Omer Kadiye, Unkown, .

24/05/2026

NUH OMER KADIYE

24/05/2026
10/03/2026

Halkee ayay Somaliland ku Taal?

22/12/2025

Click the clip

22/12/2025

The president of the Republic of Somaliland had a meeting with the National Committee of the Investigation & Evaluation of the events that occurred in Awdal region.The president of the republic…

09/07/2025

Hargeisa – 8/7/2025 Deputy Minister Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland , Mr. Jawhar Siciid Warsame, Director General Mr. Mohamud Hussein Adan, and the organizing comm…

30/06/2025

Shirka Hogaamiyeyaasha Ganacsiga Somaliland & Imaaraadka oo Ka Dhacay DubaiShir ballaadhan oo lagu magacaabay “Somaliland: Albaabka Ganacsiga iyo Maalgashiga Geeska Afrika” ayaa ka dhacay Hotee…

Shirka Hogaamiyeyaasha Ganacsiga Somaliland & Imaaraadka oo Ka Dhacay DubaiShir ballaadhan oo lagu magacaabay “Somalilan...
30/06/2025

Shirka Hogaamiyeyaasha Ganacsiga Somaliland & Imaaraadka oo Ka Dhacay Dubai
Shir ballaadhan oo lagu magacaabay “Somaliland: Albaabka Ganacsiga iyo Maalgashiga Geeska Afrika” ayaa ka dhacay Hoteelka Jumeirah Emirates Towers ee Dubai, isaga oo isu keenay masuuliyiin sare, ganacsato iyo maalgashadeyaal caalami ah.

Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, ayaa khudbaddiisa furitaanka ku soo bandhigay fursadaha maalgashi ee Somaliland sida dekedaha, tamarta, kalluumaysiga iyo dalxiiska, isagoo xusay siyaasadaha fududeynta maalgashiga iyo xasilloonida dalka.

Shirku wuxuu kusoo dhammaaday casho isbarasho iyo is-afgarad ku saabsan iskaashi maalgashi oo mustaqbal leh oo dhexmara Somaliland iyo Imaaraadka Carabta.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, oo ay weheliyaan A...
24/06/2025

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Eng. Maxamuud Xuseen Aadan, Maamulaha Xafiiska Wasiirka, Mudane Ridwaan Cabdirashiid, iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta iyo Siyaasadaha Mudane Barkhad Sh Abib Hassan, ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay Xafiiska Wasiirka wafti heer sare ah oo ka socday Xafiiska Horumarinta Caalamiga ah ee Dowladda Ingiriiska (British FCDO) ee Somaliland.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo wadashaqaynta dhanka horumarinta, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga iyo dalxiiska, iyadoo labada dhinac ay ka go’an tahay in la kobciyo fursadaha iskaashi ee jira.

Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo la kulmay dhigiisa dalka aynu jaarka nahay Ethiopia
28/05/2025

Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo la kulmay dhigiisa dalka aynu jaarka nahay Ethiopia

Address

Unkown

UNKOWN

Telephone

+252300505

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuh Omer Kadiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Nuh Omer Kadiye:

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed government service?

Share