Ameina Hussein

Ameina Hussein

Share

The officail page of Mrs. Ameina Hussein

Photos from Ameina Hussein's post 25/11/2025

Maanta waxaan ka qaybgalay munaasabadda lagu daah-furayay ololaha 16-ka Cisho ee lagaga hadlo xadgudubyada ka dhanka ah haweenka (16 Days of Activism if Gender Based Violence)
Waxaan cambaaraynayaa dhammaan xadgudubyada lagula kacayo haweenka iyo gabdhaha, sida dilka, kufsiga, FGM, iyo nooc kasta oo rabshad ah oo khatar gelin karta noloshooda iyo karaamadooda.

Waxaan bogaadinayaa dadaal kasta oo lagu xoojinayo wacyigelinta, difaaca xuquuqda haweenka, iyo in bulshada loo horseedo nolol ka madax bannaan rabshad iyo cabsi.

Photos from Ameina Hussein's post 21/08/2024

Safar dheer iyo hawl shaqo oo oo maalmo nagu qaadatay waxanu maanta magala madaxda Gobolka sanaag iyo nawaaxigeeda ku so dhowaynay Madax waynaha JSL iyo wafti u hogaaminayo kuwaas oo safar shaqo iyo xog ogaal u noqoshada Bulshada ku marayay gobolada Somaliland . Waxan si wayn ugu mahadnaqaya dadwaynaha reer Sanaag ee sida wayn uso dhoweeyay

Photos from Ameina Hussein's post 25/06/2024

Farxad bay i tahay in ka qayb galo munaasiba Barnamijka Wadaniyadda oo ee loogu gogol xadhayay ee looguna dabaaldegayo 26 June Maalinti Somaliland xornimadeeda ka qaadatay Maxamiyadi Ingriiska iyo waqooyiga Irland .waxan dadka reer Somaliland ugu hambalyaynayaa maalinta Xirnimada iyo Madaxbanaanida ee 64'aad waxan u rajayna Horumar wayn Nabad gelyo iyo Ictiraaf.

Hambalyo ,Hambalyo

21/06/2024

Allah haw fududeeyo ardayda Reer Somaliland ee beri u fadhiisan doonta imitixaanaadka Dugsiyadda Hoose/Dhexe iyo Sare Guul baan u rajaynayaa .tirradda inta leeg ee sanad walba ka qalin bedelata dugsiyadda Hoose/Dhexe iyo Sarre waa guul wayn oo u inooga baahan in halka horre uga sii sicono.

Photos from Ameina Hussein's post 29/03/2024

Waxan hambalyo u diraya Muna Ibrahim Dhakhtar oo meherad ganacasi ka furtay magalada Hargysa wan ku faraxsanah sharaf wayn bay ii tahy in aan kala qayb galo muna horumarkeeda allah haku barakeeyo

Photos from Ameina Hussein's post 10/03/2024

Faraxad bay i tahy in aan kala qayb galo haween waynaha JSL Xuska maalinta Caalamiga ah ee Haweenka aduunka oo lagu qabtay magalada Hargaysa waxan ku hambalyaynayaa haweenku kaalinta wayn ee ay kaga jiraan horumarka dalka
Hambalyo ,Hambalyo

Photos from Ameina Hussein's post 11/01/2024

Hambalyo hablaha saxaafada Sagal Beeldeeq Muna Ibrahim Dhakhtar Hotho Qalbi oo dhowaan kuso baxay boardka iyo hogaanka Ururka Solja xalayna ay haween Reer SL Hargysa ugu samewyeen munasibad casho sharaf Hamblyo ah

06/12/2023

Kelmado kooban oon ka jediyay Munasibada xilka ku wareejiyay gudoomiye ku xigeenka cusub ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL.

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Hargeisa
252