Allah ha ku barakeeyo Moyar Abdikarim Ahmed mooge waxaad tahay hiil ilaahay usoo diray reer haragaysa.
Yuusuf Amaadin
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yuusuf Amaadin, Government Organization, 150 Street, Hargeisa.
Duqa caasimada hargeisa
03/02/2023
Gudoomiye ku Xigeenka dagmada Gacma dheree Mohamed dayib xasan {mohamed aamin}
Ciidanka Qaranka Somaliland Hanti ma guurto Ah weeye💚🤍❤
12/01/2023
Maayirka Caasimadda Hargeysa Cabdikarim ahmed mooge oo safar ku tagay Magaalada Hawassa ayaa la kulmay dhigiisa Magaalada Hawassa ee dalka Ethiopia,
Safarkan oo ujeedkiisa lagu sheegay in uu yahay sidii ay labada Caasimadood u yeelan lahaayeen xidhiidh wadashaqayneed
Wacyi galinta waxda arimaha bulshada degmada Gacma dheere
Gudoomiye cusup ee dagmada gamma dheree Allen hakugu asturo xiilka lagu igmaday Gudoomiye Mohamed Iimaan Muhumed mohamed daacda
Gudoomiye ku Xigeen xildhibaan Maxamed Dayib xasan
Xoghayaha dagmada cusup ee gamma dheree Mawro Ugbaad Cali Harid shaqo wacan insha allan
09/01/2023
maamulka degmada gacma dheere waa dhalinyar haben iyo malin heegan ugu jira ,horumarinta degmada gacma dheere
Cashuur Bixiyaasha Degmada Gacma Dheere Iyo Shaqaalaha Degmada
08/01/2023
Gudoomiye deegaamada gacma dheree Mohamed Iimaan Muhumed
Gudoomiye ku Xigeen Xildhiban Maxamed Dayib Xasan
Xoghayaha dagmada Gacma-Dheere Marwo ugbaad ali harid
dhamaan alle halka sharafo
duulo waa dhalinyar ku dhaqan deegaamada hoos imaada degmada iyo kuwa caasimada dhankaagaba la shaqee waa balasha aad ku duulilahayd halkaa iyo meel ka saraysaba
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
