Behind the scene raadkii rajada
Nagiib mahamed
enviroment activist
social worker
somali journalist
Waxaa Hoteelka Ali Jirde ee Magaalada Hargaysa ka qabsoomay tababar ku saabsan ka wada xaajoodka Isticmaalka Saadaasha Roobka iyo ka diyaargarawga khataraha ka iman kara roob yaraanta/Badnaanta. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen wasaaradaha kala duean, Ururada Bulshada , Odayada iyo Haweenka kala duwan ayaa waxa si wada jir ah u soo abaabulay Hayada Save the Children iyo Urur goboleedka IGAD hayada u qaabilsan Saadaasha iyo Isticmaalka xogta cimilada ee ICPAC. Tababarka oo ay hagayeen khabiiro ka socday ICPAC ayaa waxaa diirada lagu saarayey sidii si wada jir ah qorshe iyo ka diyaar garaw looga yeelan lahaa Abaaraha iyo daadadka ka dhalan kara Isbedelka cimilada
Hussien Mohamed
30/09/2024
( Tacsi geed ) Waxaan tacsidan la qaybsanayaa bulshada reer hargaysa oo roobabkii shalay ay geed kaa ka rideen. waxaan leeyahay waxa inaga baxay dhawr qof oxygen-toodii waxa inaga baxay hadh cid waliba gabaadsan lahayd waxa inaga baxay tiir aynu u baahnayn. Waxaan ilaahay inooga baryayaa inuu badalkiisa oo kasii manaafacaad badan ina siiyo. Aniguna waxaan geedkaasi halkuu ka goay ku beeri doonaa geed sidoo kale afar kalena waxaan ka beeri doonaa nawaaxigiisa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
