Jama Muhumed Jama

Jama Muhumed Jama

Share

I’m just human, I have weakness, I make mistakes and I experience sadness; But I learn from all that

31/12/2022
Photos from Jama Muhumed Jama's post 21/11/2022

The minister Dr. Abdiweli Abdillahi Soufi who in four years bridged great milestones.
Ministry of information and communications technology


Photos from Jama Muhumed Jama's post 25/10/2022

Jama Muhumed: Wasaaradda Isgaadhsinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland ayaa u dabaal degaysa sannad guurradii ka soo wareegtay aasaaska Xarunta Hal-Abuurka oo ah xarrun loogu talo galay inay kobciso adeegsiga Tiknoolajiyadda taasi oo ay ka faa'iidaysteen in ka badan 650 qof oo iskugu jira shaqaallaha wasaaraddaha, ciidamada, ardayda jaamacadaaha, haweenka iyo dadka baahiyaaha gaarka ah qaba.

Munaasibaddan ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiirro, Agaasimayaal, Safiirka Somaliland ee Taiwan iyo dhamaan ardaydii ka faa'iidaysatay barnaamijyadda kal ah:

1. Barnaamijka Kobcinta Adeegsiga Tiknolojiyadda
2. Barnaamijka la Talinta dhaliinyarada
3. Barnamijka Maal-galinta halabuurka
4. Barnaamijka Fagaaraha Hal-abuurka

Ugu dambayntii, Waxaa shahaadooyin la siiyay 75 qof oo ka kala socday: Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Wasaaradda Hawlaha Guud, Wasaaradda Gaashaandhigga, Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga, Wasaaradda Beeraha, Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta iyo Ardayda Jaamacadaha.

Barnaamijkan waxaa iska kaashaday xafiiska Maal-gashiga ee TaiwanICDF iyo Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda.

Photos from Jama Muhumed Jama's post 25/10/2022
Photos from Jama Muhumed Jama's post 25/10/2022

Waxa markii ugu horaysay si rasmi ah loo daahfuri doonaa Cinwaanada Adeegga Boosaha ee Somaliland oo lagu bilaabi doono Caasimadda JSL ee Hargeysa.

Adeeggan waxa hirgelin doonta Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland oo kaashanaysaa shirkadda GOESOL.

Kuwani waa qayb ka mid ah mas’uuliyiinta kelmaha ka jeedin doonta manaasibadda daahfurka oo ka qabsoomi doonta hoteelka Baraar ee Hargeysa.

07/10/2022

Jumca Mubarak

Photos from Jama Muhumed Jama's post 31/08/2022

War-Murtiyeedka Shirka Weynaha ICT-ga 2022

30/08/2022

Gudoomiyaha Baanka dhexe, Ali Dahir DGYuusuf Warsame iyo Jama Muhumed Jama

30/08/2022

"Mar kasta waxaanu tixgalinaynaa talo-bixinta bulshada, Shirarkan ICT-guna waxay Xoogga Saaran talo soo jeedinahaa sidii qorshe sannadeedka loogu dari lahaa si Qaranku uga Faa'iido". Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Dr. Cabdiweli Suufi Jibriil.




Photos from Jama Muhumed Jama's post 30/08/2022

Bandhiga Carwada Tiknoolajiyadda

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa, Deero Mall Area
Hargeisa