14/06/2019
Wasiirka wasaaradda maaliyadda oo hadhimo sharafeed u sameeyay agaasime waaxeeda wasaaradda maaliyadda
Xogsidaha Wasaarada Maaliyada waa journalka usoo baxa wasaarada maaliyada saddexdii biloodba hal mar wuxuna ka waramaa dhacdooyinka WM.
14/06/2019
Wasiirka wasaaradda maaliyadda oo hadhimo sharafeed u sameeyay agaasime waaxeeda wasaaradda maaliyadda
09/11/2017
Wasiirka wasaaradda maaliyadda oo khudbad qiimo badan ka jeedisay beerta xoriyada.. **eloosoconayaa
ILAAHAY DOORASHADA NABAD HA INAGU GAADHSIIYO HANA INOOGU DHAMEEYO MADAXWAYNE DALKA IYO DADKABA DAN U AH ILAAHAY HA INOO SOO SAARO..
Xogsidaha Wasaarada Maaliyadda Xogsidaha Wasaarada Maaliyada waa journalka usoo baxa wasaarada maaliyada saddexdii biloodba hal mar wuxuna ka waramaa dhacdooyinka WM.
31/05/2017
18/04/2017
Wasiir zamzam oo dadka abaaraha ku habsadeen u gargaaraysaa ilaahay miisaanja xasanaadka ha u saaro..
Waa in loo hogaansamaa awaamirta dawlada cidkasta oo ay khusayso waa inay igu dhaqmaan sida ay tahay dawladnimau waa kala danbaynta hadii taa la waayo dawladi ma jirayso hadii kale waa booba yaa wadani
12/08/2016
Jimce wanaagsan
03/10/2015
Maanta waxaa xilkii agaasimha guud ee wasaarda maaliyadda la kala wareegay agaasimihii h**e mudane saleebaan jamac diiriye iyo agaasimaha cusub mudane maxamed xasan ibraahim waxaana u kala wareejisay wasiiradda maaliyada marwo samsam cabdi aadan waxaan leenahay ilaahay ha u fududeeyo labada agaasime xilalka cusub ee ay qabteen
15/09/2015
Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyada
Taariikha Wasaaradda Maaliyadda
Wasaaradda Maaliyaddu waa lafdharbta dhaqaalaha Jamhuuriyada Somaliland, waana Wasaaradda ugu balaadhan dawladda, waxaanay la kowsatay jiritaankii Jamhuuriyadda Somaliland ee 1991. Wasaaradda Maaliyaddu waxay soo martay heerar kala duwan intii dalku jiray iyadoo ay sanadihii 1993-1995 ay kala ahayd laba wasaaradood oo la kala odhan jiray “Wasaaradda Khasnada iyo Wasaaradda Miisaaniyadda” hase yeeshee markii dambe la isku daray oo loo bixiyay Wasaaradda Maaliyadda.
Wasaaraddu waxa xilalkeeda iskaga kala dambeeyay masuuliyiin badan oo midba heer soo gaadhsiiyay kuwaas oo kala ah sidan:
1.Ismaciil Hurre Buubaa 1991-1993
2.C/laahi Maxamed Ducaale 1993-1994
3.Ibraahim Cabdi Muuse 1994
4.Maxamed Axmed Samatar “Ildab” 1994 “W.Misan
5.Maxamed Dhimbiil Galbeedi 1994-1995 “W.Misan.
6 .Cawil Xaaji Cumar 1994-1995 “W.Khasn
7.Saleebaan Maxamed Aadam “S.Nuur” 1996-1997
8.Yuusuf Caynab Muuse 1996-1997
9.Axmed Maxamed Maxamuud “Silanyo” 1997-1999
10.Maxamed Siciid Maxamed “Gees” 1999-2001
11.Xuseen Faarax Doodi 2001-2003
12.Xuseen Cali Ducaale “Cawil” 2003-2010
13.Maxamed Xaashi Cilmi 2010-2012
14.C/casiis Maxamed Samaale 2012-2015
15.Zamzam Cabdi Aadam 2015..ilaa imika
07/09/2015
Wasaarada maaliyada oo ku gudo jirta odoroska miisaaniyada 2016 iyadoo wasaaradaha iyo haya'daha dawladu ay soo gudbisnayeen kharakhaadkooda sanadka soo socda waxaa haatan lagu jira soo gunaanadkii miisnayada 2016