09/05/2026
Guddoomiye ha Gollaha Dhallinyarada Mustaqbalka JSL Mudane Axmed Cabdisamed Macalin, Xoghaye ha Gollaha Dhallinyarada Mustaqbalka JSL Mudane Cabdirisaaq Maxamuud maxamed,iyo Guddoomiye ha XEER Ilaalinta Anshax Marinta Iyo Maamul Wanaaga Mudane Khadar Taani ayaa shalay Dhallinyarada Caasimada kala qayb galay Xuska 18 may 💯♥️
27/04/2026
Guddoomiye ha Gollaha Dhallinyarada Mustaqbalka JSL Mudane Ahmed Abdisamed moalim ( Daad) ayaa Maanta oo Taariikh du tahay 27/04/2026 Magacaabay Agaasimaha Guud Ee Gollaha iyo Khasnajiga Guud Ee Gollaha Dhallinyarada Mustaqbalka JSL.
27/04/2026
Guddoomiye ha Gollaha Dhallinyarada Mustaqbalka JSL Mudane Ahmed Abdisamed moalim ( Daad) ayaa Maanta oo Taariikh du tahay 27/04/2026 Magacaabay Guddiyada Kala duwan Ee Gollaha .
25/04/2026
Guddoomiye ha Gollaha Dhallinyarada Mustaqbalka JSL ayaa Magacaabay Af-Hayeenka Gollaha Dhallinyarada Mustaqbalka JSL iyo Agaasimaha warbaahinta iyo xidhiidh ka Dadwaynaha Ee Gollaha Dhallinyarada Mustaqbalka JSL.
Guddoomiye hu wuxuu Afhayeenka u Magacaabay Khadar Cabdi qaadir Xuseen,sidoo kale Agaasimaha warbaahinta iyo xidhiidh ka Dadwaynaha Xasan Maxamed Xaashi (Shaaciye )
Ballanteenu waa Shaqo iyo Wadajir
22/04/2026
Guddoomiye ha Gollaha Dhallinyarada Mustaqbalka JSL , Guddoomiye ku xigeenka , Xoghaye Guud iyo dhamaan ba Xubnaha kala duwan Ee Golluhu waxay Ku soo dhaweynayaan Dhallinyarada inay Ku midooban dhismaha Iyo Mideynta Cududooda .