08/03/2026
Macmiil ka faa'idayso qiimo-dhamis 20% ah oo bisha ramadaan lugugu sameeyay netka greenhouse yada oo tayadoodu sarayso.
Cabirka..
Dhererka: 100m
Balaca: 4m
Midabka: cadaan.
Kala xidhiidh; 0634119917
0634016798
25/10/2025
Macmiil waxa aan 10% discount kugu samaynay netka greenhouse ka oo tayadiisu aad u sarayso, Kuna haboon cimiladeena iyo qayb ka mida seeds ka F1 ah Kuna jiro Red lady papaya ee aad jeclaydeen.
Soo dhawaada
Hadda wac 634016798
Hargeysa
17/08/2025
In aad hesho ABUUR/SIIDH Tayo leh waa aasaaska guusha beeralayda, hadaba waxa aad naga helaysaa nooc kasta oo aad u baahato oo siidh ah fadlan nagala soo xidhiidh 0634016798
25/01/2025
Tayo agro vet waxa aad ugu soo hagaagi kartaa siidhka babayga oo tayadiisu aad u sarayso. Kaas oo lugugu beeraayo beertaada, gurigaaga iyo goobtaada ganacsi.
Waxa uu kaga duwan yahay siidhedhka kale
1. Waxa uu ku habòon yahay cimilo kasta, sida kulaylka, qabowga iyo dhexdhexaadka, marka loo eego cimiladda dalkeenana aad ayuu ugu habboon yahay.
2. Waa babaygii gaagaabnaa, Kuna dhalayay 6 bilood.
3. Babayga luguu beerayaa waa wada dhadig (female) babaya.
4. Waxa uu dufaac fiican u leeyahay xunuunno badan oo ay sababto isbadelka cimilada. sida xanuunka loo yaqaano mealbug etc .
5. Geed kasta waxaa laga goosan karaa midho ahaan 25 illaa 30 xabbo
6. Waxa uu aad uga macaan yahay babayyada kale ee dhiggiisa ah.
Intaa waxaa kuu dheer oo aqoonyahanada tayo-agrovet ay diyaar kuula yihiin talooyinka ku saabsan habka ugu saxan ee loo beero loogana midho dhaliyo ka ganacsiga babayga iyo guud ahaan beerahaba.
Haddaba dalbo inta aannu kaa dhamaan.
Hargeisa
Mustafe 0634016798
Burco
Abdiqaadir 0634322073.
27/07/2024
Waxa inoo yaala seeds tayo sare leh oo aad ku faaidi doonto insha alah yaan lagaa dhamaysan waxa hadhay way kooban yihine
Wixi faah fahina nagala soo xidhiidh
whatsapp +252 63 4016798/0654322073