Alloow barakeeee hablahayaga
Aadan maxamed cigaal
Journalist | Photographer | Digital Creator
Waxaan ahay saxafi bartay saxaafadda, leh khibrad warbaahineed iyo sawir-qaadis. love may people
Ujeedadaydu waa gudbinta war sax ah, wacyigelin bulsho iyo muuqaallo tayo leh.
06/07/2025
Musharrax Xildhibaan Golaha Deegaanka Hargeysa – Eng. Siciid Cabdi Jaamac
Ardaaga , odayaasha, waxgaradka, dhalinyarada iyo haweenka ka soo jeeda deegaanka Eng. Siciid Cabdi Jaamac ayaa si buuxda isugu raacay in uu noqdo musharraxa rasmi ah ee matalaya doorashada fooda inagu soo haysa ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa.
Go’aankan ayaa ka dhashay shir ballaadhan oo lagu falanqeeyey baahida loo qabo hoggaan daacad ah, aqoon leh, isla markaana leh karti iyo khibrad uu ku horumarin karo danaha bulshada iyo horumarka caasimadda. Eng. Siciid Cabdi Jaamac ayaa leh waayo-aragnimo dhanka injineernimada iyo qorsheynta magaalooyinka, taasoo bulshada u rajaynayso inay ka faa’iidaysato hadduu xilka ku guuleysto.
Ardaaga ayaa cod dheer ku muujisay in ay garab taaganyihiin musharraxooda, islamarkaana ay bilaabi doonaan olole doorasho oo is-xilqaamis ah, laguna dhisayo kalsooni iyo wadajir.
Dhammaan Musharaxiintii la tartamaayay ayaa u tanaasulay , iyagoo u muujiyay taageero .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa
