askari ka tirsan ciidan booliska just,somaliland oon su aalo...........
Ramos Wiil Qaran
gunta kala xanaqde gubtu way isu xiista
Walalkay
25/10/2023
Car run sheeg😁
Halka lugu nastiyo hoy mawada galna
Haybad waxad ku leedahay dhulkaga hooyo
Guusha igula raaxayso
gunta kala xanaaqde goptu way isu xiista
28/05/2023
Gal gacalkad igu talashay
Tin iyo cidhib buu iraaco
Talabadan rogay dartaaye
Turiinsho miyaad ilowday
Miyaanad tabayn jacaylka
Tusaaliyo talo miyaanad
Inama teeni xasuusan
Haduu tafaraaruqeenu siduu ii tabanayo
Adiga ku toobi wayay
Qarbaan toobiyaynaya yo
Ana dhagax tuujinaye
Ilayn tagto sooma noqoto
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
