26/05/2026
Ciid Wanaagsan
Munaasabadda farxadda leh ee Ciidul Adxaa
awgeed, Cusbitaalka Needle Multispeciality Medica Centre waxa uu hambalyo diirran u dirayaa dhammaan shacabka Somaliland iyo Muslimiinta dunida dacalladeeda ku nool.
Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga aqbalo cibaadada iyo camalka suuban, kana dhigo ciidan mid aynu ku wada qaadano nabad, caafimaad, Barwaaqo iyo wadajir.
Eid Mubarak
26/05/2026
Shaybaadho noocee ah ayaa muhiim u ah Uurka?
21/05/2026
Early detection leads to better care
17/05/2026
Maamulka, Shaqaalaha iyo bahwaynta Needle Multispeciality Medical Centre waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda qiimaha leh ee 18 May 2026, oo ku beegan sanad-guuradii 35-aad ee dib ula soo noqoshada madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.
Hambalyo 18 May
"Adkaysi iyo Aqoonsi"
13/05/2026
BAADHITAANKA ANTI-CARDIOLIPIN ANTIBODY
Baadhitaankani wuxuu muhiim u yahay ogaanshaha cudurrada difaaca jidhka iyo xaaladaha xinjirowga dhiigga.
Marka difaaca jidhku uu si khaldan u soo saaro unugyo difaac (Antibodies), waxa ay sababi karaan:
✔ Xinjirow dhiig oo aan sababtiisa la garanayn
✔ Baadhitaanka iyo qiimeynta cudurrada difaaca jidhka (Autoimmune assessment)
✔ Saameyn ku timaada uurka iyo caafimaadka hooyada
✔ Baadhitaanada la xidhiidha Lupus (SLE)
Shaybaadhkani waxa uu diyaar kuugu yahay Needle Pathology Laboratories
09/05/2026
Know the cause, Choose the right treatment.
06/05/2026
Get tested today for early and accurate diagnosis
01/05/2026
Waxaan si sharaf leh idiinku bishaaraynaynaa in laga bilaabo berri oo Sabti ah 02/05/2026, uu si rasmi ah uga hawl bilaabi doono xarunta caafimaadka ee Needle Multispeciality Medical Centre Dr. Caydaruus M. Ibrahim
Oo ku takhasusay:
• Xanuunada maqaarka
• Xanuunada timaha
• Xanuunada cidiyaha
• Xanuunada ku gudba galmada
📍 Dooro daryeel caafimaad oo la isku halayn karo oo ku haboon baahidaada