Madaxwaynaha Somaliland Abdirahman Ciro ayaa saaka aroorti h**e dalka dib ugu soo laabtay || ku xidhnow Golle Media
Golle Media
Warar • Podcast • Xadiisyo
Xog sugan | Hadal cad | Wacyigelin joogto ah
Degdeg: Madaxweyne Deni oo si kulul uga hadlay xildhibaano iyo siyaasiyiin Hawiye, kuna adkeystay in Muqdisho aan la kala lahayn. || ku xidhnow Golle Media
Sucuudiga oo la ogaaday inuu haysto hubka wax gumaada ee nuclearka || ku xidhnow Golle Media
Ciidanka DELTA Force oo XADKA Iran laga dajiyay & Is’llL oo kaligeed IRAN Weeraraysa Markaykanka oo dib uuga gurtay dagaalka Iran
08/02/2026
Deg Deg” Madaxweyne Xassan sheikh oo toos ugu dhawaqay in markii afaraad uu yahay Musharax Madaxweyne dastuurkana uusan u diideyn.
Odayga markaan ma guuleysan donaa?
Oday Geel kaga qayb qaatay ololaha madaxwaynihii h**e mudane mohamed abdilahi farmaajo lagu abaalmarinayo ilaalinta uu ilaaliyay hantida umada somaliyeed || ku xidhnow Golle Media
Mucisooyinka Saliga Nabiga (SCW) || ku xidhnow Golle Media
China 🇨🇳 ayaa si rasmi ah ugu soo biiray daagal ka dhan ah marykanka taago buuxdana siiyay Iran 🇮🇷 || ku xidhnow Golle Media
Maxaad ka taqaana jasiirada Greenland iyo damaca donald trump uu ku doonayo jasiiradan || ku xidhnow Golle Media
DDS xarunta dalxiska shabeelay ee maanta xariga laga jaray || ku xidhnow Golle Media
31/01/2026
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Dr. Abiy Axmed, ayaa si diirran garoonka diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Ra’iisul Wasaaraha oo saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Jigjiga, gaar ahaan Gerad Wilwaal, ayaa halkaas kulan soo dhaweyn ah kula yeeshay labada Madaxweyne, iyadoo booqashadoodu la xiriirto wada-tashi iyo kulammo muhiim ah oo ku saabsan iskaashiga dalalka Geeska Afrika.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jigjiga Yar
Hargeisa
