Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Ucid

Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Ucid

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Ucid, Political Party, Jamhuuriyada, Hargeisa.

17/01/2025

: Gudoomiyihii Badhan ee Somaliland’ Maxamuud Xaamud ayaa xalay saqdii dhexe la goostay labadii gaadhi ee uu gacanta Ku hayay iyo hanti kale oo qaranka somaliland ku aaminay,isagoona ula goostay dhanka Puntland.

Masuuliyiinta harti ee somaliland xilalka looga magacaabo ayaad baryahan mooda in ay hantidii qaranka ka dhigteen timir xabaal taala.

Aragtidaada? faalo ka dhiibo

Photos from Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Ucid's post 16/02/2024

Saaka iyo degmada 26 june

15/02/2024

“Doorashadii muranka ina galisay shalay ayay soo dhamaatay..”‼️

Gudomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo soo kormeeray saaka suuqa ..

09/02/2024

"Ilhaan Cumar lama yaabayo waxay ilmaadeer yihiin Ayaan Cali Xirsi oo diinta islaamka ka hor timid..,"

"Hawd and Reserve Area waxaa loo samayn-doona maamul gooni ah..,"

"Reer Laascaanood waxaan leeyahay Maandeeq way dhashaye, Caanaha haka habsaamina..,"

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka kusoo laabtay, lana soo dhaweeyay.

09/02/2024

Sawirka manta
Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal Ali waraabe
Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Ucid Abdikariin Daadmadheedh
DALADA Han iyo halgan soo dhawaynti gudoomiyaha xisbiga ucid

Photos from Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Ucid's post 04/02/2024

Garabka haweenka Dalada han iyo halgan ee xisbiga ucid

03/02/2024

Hadalki ugu saamaynta badna madashi xalay

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Jamhuuriyada
Hargeisa
3000