17/01/2025
: Gudoomiyihii Badhan ee Somaliland’ Maxamuud Xaamud ayaa xalay saqdii dhexe la goostay labadii gaadhi ee uu gacanta Ku hayay iyo hanti kale oo qaranka somaliland ku aaminay,isagoona ula goostay dhanka Puntland.
Masuuliyiinta harti ee somaliland xilalka looga magacaabo ayaad baryahan mooda in ay hantidii qaranka ka dhigteen timir xabaal taala.
Aragtidaada? faalo ka dhiibo

16/02/2024
09/02/2024
04/02/2024