09/10/2025
CABDI CASE
i will describe my business it will be very important
09/10/2025
DUNIDU WAA SAFAR MAALMO KOOBAN AH
WAA INAAD AAKHIRO U SAHAY QAADATO
05/09/2024
Maanta iyo munaasibada salaxley
Iyo xisbiga wadani
10/08/2024
**************TACSI :- **********
Alle ha u naxariistee waxaa imika dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa ku geeriyooday macalin Idiris Maxamed Cige.
Waxaan alle uga baryeynaa inuu janatul fardawsa geeyo, su'aashana u fudaydiyo.
Ehelkii, qaraabadii iyo qoyskii iyo wasaarada waxbarashada ee uu ka baxayna ilaahay samir iyo iimaan saadiqa inaga wada siiyo.
******* Aamin ******* Aamiin****
30/07/2024
Waxan hanbalyo meher udiraya inaderkay bashiir xussen muuse iyo dumashiday nuura cabdi qawdhan oo meherkodu kadhay magalada hargeisa maanto taarikhdu tahay 30/7/24 noqda kuwi isku badhadha ee ubad kalahela aamiin aamiin
14/07/2024
Isniinta & Salaasada !
Sannadka Islaamka bishiisa u horraysa ee Muxarram oo aynu ku jirno maalinta tobnaad waxay ku astaysan tahay maalin taariikh aad u wayn ku leh Sooyaalka ummada Islaamka, waa maalinta loo yaqaanno Caashuura, waa maalin Muslimiintu meel ay joogaanba laga rabo inay soomaan iyadoo loo ballan qaaday hadyad aad u qaali ah, taasoo ah in Rabbigii abuuray ka dhaafayo sannad buure ah danbigii ay galeen, sannadkii lasoo dhaafay oo dhan dambigiisii ayaa Ilaahay ku masaxayaa.
Dhanka kalana waa maalin taariikh suntan ku leh maalmihii dunida soo maray oo waa maalinkii Ilaahay badbaadiyay Nabigiisii uu la hadli jiray ee Muuse waana isla maalinkii uu Rabbiga wayni halaagay ee uu badda ku hafiyay Fircoon oo ahaa ninkii taariikhda aadamaha ku galay inuu sheegtay Ilaahnimo .
Haddaba sanadkan 1446h ee tirsiga Islaamka ayaa waxa ay maalintaasi ku beegan tahay maalinta Salaasada ee 16-ka July.
Waa fursad dahabi ah oo mudan in laga faaidaysto, waa maalin kaliya oo aynu soonkeeda ku helayno danbi dhaafka sannad dhan.
Dhanka kalana waxa sunne ah in maalin laga horraysiiyo ama maalin laga danbaysiiyo, berri oo Isniin ah waa sagaaloodkii uu Nebigu Scw yidhi: “Haddii aan sannadka danbe gaadho waan soomi doonaa”. Soon berri oo Isniin ah, Salaasadana raaci oo yaan fursaddaasi ku dhaafin.
Ilaahay ha inna aqbalo oo ha innoo danbi dhaafo.
Waxaa qoray Sh. Xamse Cumar Kujoog.
04/07/2024
Inalilahi wa ina ilahyhi rajicun, Allah ha u naxriisto Adeero Maxamud Jamac Xirsi (Jabaqe).
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
