06/03/2017
Xaruunta akhriska ee Gaariye - gaariye Library
waa goob loogu talo galay akhriska waxaa yaala in ka badan laba kun oo buug. FA'IIDO DOON MA AHAwaa qayb ka mid ah akademiyada akhriska iyo qoraalka himilo
06/03/2017
04/03/2017
Bilaash ku Barro
Sida Loo Qoro Cv ga iyo Warqada Codsiga
31/01/2017
Well Done
One of the best Sudanese Song
Somali NeoClassical Music
Please Share
18/04/2016
"Ilma dabarku hayn waayey oo dhab u dareereysa
Hadba duugay waan duugayaa dooxse la ma mooso" Abwaan Weedsame
Iska Jir Tahariibka. waxaan tacsi u diraynaa dhammaan qoysaskii caruurtooda ku waayey Tahariibka.
14/04/2016
Xuskii Allaha U naxariistee Abwaan Maxamad Xaashi Dhamac Gaariye
Octobar 2014, Hargiesa
"abkuu doono ha sheegtee- wuxuunbaa ehel ii ah- dadka kaan af aqaano ee -si wax iila arkaaya ee- na midayso ujeedo."
Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye
maanta waa dhankii jacaylka
"jacay dhiig malagu qoray
wali dhuux maloo shuban...
dhabanadda cad laga jaray
hadalkii malagu dhigay
xinjiraan is dhalan rogin
midabkeedu dhiin yahay
laga dhuray halbowlaha
wali dhiil malagu shubay
labo mays dhansiiyeen sida dhayda xoolaha
DHAG DHAG MA U WADAAGEEN" waa maansadii ABWAAN MAXAMED IBRAAHIM WARSAME HADRAAWI.
morden nomads magazine
Modern Nomads
Home to interesting narratives, photo stories, essays and interviews that document the Somali way of life.
On Amazon: http://amzn.to/1M1WIo9
DAAYEERKA WAXAA KA YIMI
WAXAAN DAD HABOON AHAYN
INAGU DIR KALAANU NAHAY
DEEQDII RABI BAYNU NAHAY
DUGAAG U DHACAANU NAHAY
IBLAYS DIDSADAANU NAHAY
KA DAATAY MUSKAANU NAHAY
DOOFAARADA GAALKU DHALAY
XAQAY GARBA DUUBAYAAN KU DIIRSADAYAANU NAHAY...........
KA FAA'IIDAYSO AKHRINTA QUR'AANKA KARIIMKA AH
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Address
Hargeisa
252
