Dallada Han-kaab

Dallada Han-kaab

Share

The Hankab umbrella is an umbrella that works on political and social issues

Photos from Dallada Han-kaab's post 06/11/2025

Dallad Han-kaab oo kamida dalladaha la shaqeeya xisbiga kaah ayaa maanta ka qayb gashay kulanka dalladaha xisbiga. Kulankaso ujeedkisu ahaa sidii loo laban laabihi lahaa shaqada xisbiga

01/12/2024

Dallada han-kaab waxay hanbalyo udiraysa Xisbiga KAAH - Somaliland oo ka mid noqday asxaabta qaranla jsl ka dallad ahaana waxaanu diyaar unahay inaanu la shaqayn doono xisbiga kaah

Photos from Dallada Han-kaab's post 13/10/2024

Dallada han-kaab ayaa xalay shirweynehe 1ada ku qabsatay xaruunta dhexe ee ururka kaah kulankaaso ujeedkiisu daarana dardar gelinta dorashooyinka kulanka waxa kaso qayb galay masuuliyinta ururka kaah hogaan iyo.xoghayayal ka tirsan Urur Siyaasadeedka KAAH - Somaliland

03/10/2024

Dallada Han-kaab ayaa kulan isbarasho la yeelatay xoghayayasha Urur Siyaasadeedka KAAH - Somaliland ee heer qaran

Photos from Dallada Han-kaab's post 03/10/2024

Caawa waxa xaruunta dhexe ee Urur Siyaasadeedka KAAH - Somaliland ka qabsoomay kulan is barasho iyo wada shaqayna oo ay yeeshen xoghayayasha heer qaran ee ururka kaah iyo masuuliyin ka mida golaha dhexe ee ururka

30/09/2024

Kulanka degmoyinka iyo degmoyinka 31ka may iyo A.dhagax ee dallada han-kaab

29/09/2024

Kulanki 2aad ee la kulanka. Degmooyinka Hargeisa degmooyinka M.mooge iyo m.haybe

28/09/2024

Guddida Dallada Han-kaab oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Dalladu ayaa magacaabay gudiyada degmooyinka I.koodbuur iyo G.dheere

Kulanka waxa qayb weyn ka ahaa
*Xoghaya abaabulka iyo wacyigelinya garabka dhalinyarada heer qaran, mohamed abdi
* xoghaya guud ee garabka dhalinyarada heer qaran,nimcaan
* xoghaya la.dagalanka qabyaalada heer qaran, saariya nuux
Urur Siyaasadeedka KAAH - Somaliland

Photos from Dallada Han-kaab's post 28/09/2024

Guddida degmoyinka I.koodbuur iyo G.dheere ee Dalladda Han-kaab

26/09/2024

Dalladu waxay si toosa ubilawday kulamada degmooyinka magaalada hargaysa kulamadu waxay socon doonan 4 cisho sabtida ilaa salaasada

26/09/2024

Daladda han-kaab ayaa xalay shirweynaheedi 6aad ku dhigatay xaruunta Gobolka m.jeex ee Urur Siyaasadeedka KAAH - Somaliland kulankaaso ujeedkiisu daarana in dalladu kulamo la yeelan doonto dhowaan degmooyinka Hargaysa

19/09/2024

Team Han-kaab

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Hargeisa
Hargeisa