Burjigiisu wuu adagyahooo muuze bixi maayo π°π°π°π°π
Aar Waqoyi
Kuso dhawaw bogena rasmiga
jecel muxaafidkasta , qaranka somaliland , Kulmiye , iyo dhulkiisa hooyo.Midnimo
Gaadhiga ninki wadi jiree garan haloo daayo MBC π°π°π
Madaxweyne MUUSE BIIXI ABDI XILDIID β€οΈπ°π°π°π°π°
Raxmatu'ul Qalbiβ€οΈ
Boorama iyo caawa neecawdii kulmiyaa dul hoganaysa
Markale guusha hay muuse π°π°π₯
Muse bihi abdi π¦
Kulmiyoow hormood iyo hadaf cadaan noogu heelanow
Anaga Aarkeena qoraxdu uma dhacdo hooy π₯π₯ππ€β€οΈ
28/09/2024
(( Intii idinka dhimatay dhamanba ee magaca SNM sidata Alle naxaristii jano haydinka waraabiyo inta nool Alle qiimojoda iyo sharaftooda kor ha u hayo )) 34 sano ka hor waxay geerida u jeclayen sida aynu u jecel nahay nolasha maanta
Alxd hadii maanta aanu ku naaloonayno nolol ay iyagu sababteeda lahayen halkan kuma soo koobi karo dhamantood Waa se aynu u ducaynana una mahad naqaynaaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
26june
Hargeisa
123
