Hirshabeelle waa goobta geerida Khawaarijta, waxaa la joogaa maalmihii dhamaadkooda.
Maxamed Midhiq
Freelance Journalist based in Hargeisa
15/03/2025
Dawladda Marakaynka ayaa doonaysa marka ay Somaliland aqoonsato in ay u bixiso magaca "Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Somaliland".
Sida ay sheegayaan Warbaahinta reer galbeedku waxa aqoonsiga Somaliland u diyaara in ka badan 34 waddan oo sugaya in dawladda Maraykanku ugu h**eyso ku dhawaaqista Aqoonsi buuxa oo Somaliland dunida ka hesho.
15/03/2025
Madaxweyne Trump ayaa la filayaa inuu qalinka ku duugo aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland marka ay miro dhalaan wadahadalada socda oo diirada lagu saarayo saldhig ciidan oo laga siiyo dekeda Berbera.
Waa fursadii ugu weynayd ee ay hesho Somaliland oo mudo sodon sano ka badan baadi goobaysay ictiraaf caalami ah oo ay ka hesho dunida inteeda kale.
🇭🇺🤝🇺🇸
Gobolka Texas, Musiiba ku habsatay 127 shil ayaa ka dhacay meel 20 mayl koonfur kaga beegan Amarillo.
14/03/2025
Waftiga Madaxweyne kuxigeenka JSL oo Ceerigaabo Goordhaw ku Qaranayndoona Dufcadii 5aad ee Ciidamada ee G36.
Ciidamada G-36 ayaa h**e qaar kamid ah dawladu ula wareegtay kuwaasi oo noqday dufcadii labaad ee laqarameeyo.
Ciidamadan ayaa ku hubaysan Gadiid Dagaal iyo Saanad kale oo Meleteri kuwaasi oo si rasmi ah Maanta ugu biiri doona Ciidamada Qaranka.
Huwanti Daarood waxay kaga Dhabeeyen Dumarki udhaxay iyo Caruurtay dhaleen inay uu Hanjaban oo Jidh dil ugaystan Calanka dameerka waxan uwata inan naftayda kubadbadiyo 👇
𝐈𝐥𝐚𝐚.𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐠𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐫𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐮𝐩 𝐦𝐚𝐧𝐚 𝐲𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐢𝐬 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐲𝐝𝐢𝐧 𝐬𝐮𝐠𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐞 𝐇𝐮𝐰𝐚𝐧𝐞𝐘
Mj Xaqiiqada ugu kaalay Inay Dab dhuuseen ayuu ku cadeeyay huwanti 🤣🦁
𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 ❣️
11/03/2025
Ninkan oo ka mid ahaa Argagixisadii gubtay Magaalada Buqdharkayn Caawa Caasimada Dalka ayuu joogaa, waa Basaas ay soo dirsadeen Kooxaha Nabadiidka Bariga Sool.
-Hala Share-gareeyo Ciidanka Booliska JSL hala gaadhsiiyo.
Dhammaanteen wada sir-doon baan nahay wlhi baan Qof Maalin Qarankan far u taagay naga baxasaneyn.
Nura Afcas Waa Baaburtii Ayaa Soo QaadaY Ee Huwanta
11/03/2025
DEGDEG: "In la baabiiyo oo nidaamka Haaya’adda Sirdoonka laga saaro Leexsanta waan bogaadinaya mar walba anigu. Shaqo toosan baa loo baahanyahay, ee shaqo leexsan looma baahna. Isbeddelka rukunadii ugu waaweyna ee loo rabay waa mid la mid ah taasi"Abwaan Cabdiraxmaan Abees
Maxay Adiga Kula Tahay?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Hargeisa
