05/09/2024
dhamaan danjirayaashayada aduunka oo dhan ee ka socda flypool, waxaanu qabanqaabinaynaa munaasabadii ugu horaysay ee daah furka flypool, gaar ahaan xafiiska flypool ee Hargeisa, sidaas oo ay tahay cid kasta oo danaynaysa arimaha ilaalinta deegaanka iyo wadaaga baaburta in aanu so bandhigi doono munaasibad heer sare ah oo aanu kula qaadan doono qaybaha kale duwan ee bulshada sida shirkadaha ganacsiga, ururada ka shaqeeya arimaha degaanka iyo bulshada inteeda kalenaba si aanu u xoojino ilaalinta degaanka iyo arimaha socdaalka taariikhdu markay tahay sabtida, Sebtember 07, 2024
waa noo muhiim ka soo qaybgalkaagu.
Goobta: Dhoola yare Hotel, Hargeisa Somaliland
Ka soo qaybgalkaagu gabi ahaanba waa bilaash, hadaba halkan iska diwaangeli, lifaaqan hoose 👇 :
https://docs.google.com/.../1FAIpQLSeZG2dS.../viewform
