23/11/2024
“Waxaanu si dhaw ula soconaa midhadhka fara ku tiriska ah ee ku foogan boobka hantida qaranka. cid kasta oo xilligan Kala guurka ah isku dayda dhaca hantida ummadda waxa lala tiigsan doonaa sharciga..”
Xoghayaha ilaalinta iyo dabagalka Hantida Qaranka Abwaan Mursal Aar Bari
22/11/2024
iska Soo Xaree Numberkaa Waxbaa la soo dhexmarshay yaanad halisweyn ama jeel ku hor ciyaarine. kkkk
Taliska Booliska Somaliland, ayaa 24 saac u qabtay inay kusoo xareeyaan, qofkasta oo haysta lambarradii dhaq-dhaqaaqa ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka (plate number NEC) ee maalinta codaynta la bxiyey.
Booliska, ayaa sheegay in cidii fulin waydey go’aankan in laga qaadi doono talaabo.
22/11/2024
“Ciyaalka Mudaharaadayey waxaan leeyahay Adeer Nabad-galyada ilaaliya, Wax aan anigu shaqo ku leeyahayna maaha,
Natiijada Doorashadana marka ay Maxkamaddu ku dhawaaqdo waa Ansax waanan hambaleynayaa waa qasab”.
Mujaahid Cabdilaahi Xuseen Iimaan Darawal Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka HORSEED
22/11/2024
Bal aaan Madaxweyne ciro na eegno inuu la ambado isbedelkii iyo inuu ku soo cesho xayndaabkii Aqoonta.
isbedel doonka maxaa hawl ino taalah. Qaxoolajigii qorigeedi laqabay se qolyahan afkuqawlaystolagy waa in iyana laga guuleystaa insha allah
“Dadkeenii waxaad mooda in ay Aqoonta Col lalayahay, Kii Tuugga ahaa ee boqol jeer cunay ayey reernimo ku taageerayaan oo ay odhanayaan wax noogu dhiiba,
Cidiba ma doonayso in ay Aqoonyahankii wax u dhiibato oo waxa laga jecel yahay Guul-wadeyaasha”. Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
22/11/2024
kaw subxaan allah Dal dhan oo 2025 ka sheekeynaaya xeerkii ururada iyo xisbiyada .
kaas ayeey ina odhan waa Dal jiree waxbaa wada leedihiin . inadeeroow ha na saaqidiniina bilaahi calaykum anagu socono qaraada cascas baan ka higsanaa siyaasada horumerkee
tani waxay cadeeyn cad u tahay in aanan isku shsqo ahayn oo isba fahmi karin .
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod Aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeerka Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadda ee Dawladda Federaalka Soomaaliya.
Fadhigii maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ka soo xaadireen 178 Xildhibaan waxa ogolaaday 177 Xildhibaan, waxaana ka aamusay 1 Xildhibaan halka cid diidayna aanay jirinka, sidaas ayaanu Shirguddoonka Baarlamaanku ugu dhawaaqay in xeerkaas Ansax yahay.
KF Media
06/11/2024
Tacsi:
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun ilaahay ha unaxariisto Cabdirashiid Caalin Cismaan oo Hadda ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
Waxaan uga baryayaa Ilaahay inuu janatal fardowsa ka waraabiyo. Aamiin Aamiin
Samir iyo iimaan dhamaanteen.