Mukhtaar Cabdi Jaamac

Mukhtaar Cabdi Jaamac

Share

This is the Official page of the Director-General, Ministry of Resettlement and Humanitarian Affairs.

Photos from Mukhtaar Cabdi Jaamac's post 20/01/2025

Waxa aan maanta kormeer ku tagay waaxda MRC oo ka tirsan waaxda soo noqdayaasha ee wasaaradda dib u dejinta iyo Arrimaha Bani'-aadannimada. Waxa anaan soo kormeer ku soo marey dhammaan xafiisyaydda waaxdaasi. Waxa aanan warbixin kaga dhageystey madaxda waaxda MRC. Kuwaasi oo warbixin iga siiyey waaxda iyo qaabka ay u shaqayso iyo sida ay ula shaqaayeen hay'addaha kale ee ay wada shaqeynta leeyihiin.

Gunaandkii kulankaygu waxa uu ku soo dhammaadey is barasho iyo is xog warreysi.

Photos from Mukhtaar Cabdi Jaamac's post 19/01/2025

Waxa aanu maanta aniga iyo Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dajinta & Arrimaha Bani'-aadannimada aanu shir ballaadhan la yeelaney Madax sare oo ka socotay Hay'adda Unicef. Taasi oo aanu kaga wada hadleyn sidii Wada shaqayn fiican looga yeelan lahaa shaqooyinka ay Wasaaradda iyo Hay'adda Unicef wada qabtaan. Kulankasi oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Waxa uu ku soo dhammaaday you in kor loo qaado adeegyada loo fulinaayo bulshada nugul ee loo shaqeeyo.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dib-u-dajinta & Arrimaha Bani'-aadannimada.

ALLA MAHAD LEH.

Photos from Mukhtaar Cabdi Jaamac's post 19/01/2025

Maanta waxa aan kulan la yeeshey agaasime waxeedyada wasaaradda dib u dejinta iyo Arrimaha bininadanimo.

Kulankani oo daarana is barasho iyo is xog warreysi hawlaha shaqo ee agaasimayaasha waaxyuhu u igman yihiin.

Agsiimaha guud ee Wasaaradda Dib-u-dajinta & Arrimaha Bani'-aadannimada

ALLA MAHAD LEH.

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Hargeisa