Golaha Talo Wadaag

Golaha Talo Wadaag

Share

Golaha Talo Wadaag

Photos from Golaha Talo Wadaag's post 13/11/2025

Goleha Talo Wadaag waa urur bulsho oo ay aasaseen dhalinyaro iyo aqoonyahanno Somaliland , kuwaas oo ujeeddadoodu tahay inay kaalin muuqata ka qaataan horumarinta bulshada iyo kor u qaadista wacyiga dadweynaha.
Ururku wuxuu ku dhisan yahay mabda’a wada-tashiga, aqoonta iyo hal abuurka, isaga oo rumeysan in isbeddelka uu ka bilaabmo wadajir iyo wax wada qabsiga bulshada .

: Golaha Talo Wadaag
: Golaha Talo Wadaag
: [email protected]
: Golaha Talo Wadaag

10/11/2025

Golaha Talo wadaag

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Hargeisa