Agaasime Mohamed Hassan
Waa page ka rasmiga ah ee Agaasimaha guud ee Wasaarada maaliyada iyo H. dhaqaalaha
.
16/10/2025 Khamiis.
"𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐥𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐥𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚"
𝑴𝒅. 𝑴𝒂𝒙𝒂𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝑺𝒂𝒍𝒆𝒆𝒃𝒂𝒂𝒏
𝑨𝒈𝒂𝒂𝒔𝒊𝒎𝒂𝒉𝒂 𝑮𝒖𝒖𝒅 𝒆𝒆 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒂𝒅𝒅𝒂 𝑴𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂𝒅𝒅𝒂 & 𝑯𝒐𝒓𝒖𝒎𝒂𝒓𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑫𝒉𝒂𝒒𝒂𝒂𝒍𝒂𝒉𝒂 𝑱𝑺𝑳.
Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan shaqaalaha iyo shacabka Soomaaliland ee iga taageera howlaha maalinlaha ah ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha. Waxaan si daacadnimo iyo hufnaan leh ugu taaganahay hirgelinta nidaam maaliyadeed oo casri ah, kuna dhisan isla xisaabtan, hufnaan iyo horumar waara.
Mahadsanidiin kalsoonida iyo taageeradiinna.
Click here to claim your Sponsored Listing.
