Dawlada Hoose Degmada Laas-Geel

Dawlada Hoose Degmada Laas-Geel

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dawlada Hoose Degmada Laas-Geel, Government Organization, Hargeisa.

22/03/2026

Waxa ka curtay roobabkii guga dhamaan Gobalada soomali land sidaa darteed waxamaanta dooxa dararwayne uu qaaday 2 ruux oo Kala ahaa maxamed yuusuf aw aadan iyo sadaam axmed maxamed

Waxa tacsi udiray ehelkii uu kabaxay marxuun maxamed yuusuf halka sadaamna aan wali lahayn nolal iyo geeriba

Gudoomiyaha dagmada laasgeel axmed haybe ali iyo xooghaye muztafe suudi

Halka ay udireen shacabka ku dhaqan dagmada laasgeel inay ka dheeraadaan agagaarka dooxyada oo dhan gaar ahaana Darawaliinta

19/03/2026

Ciid Mubaarak dhammaan shacabka sharafta leh ee Degmada Laas Geel.

Anigoo ku hadlaya magaca maamulka degmada, waxaan idiin rajaynayaa Ciid farxad, nabad iyo barwaaqo leh. Waxaan Ilaahay ka baryayaa inuu naga aqbalo acmaashii suubanaa iyo soonkii aynu soo gudanay bishii barakaysnayd ee Ramadaan.

Ciiddu waa maalin farxad, is-cafin iyo walaaltinimo, sidaa darteed aan xoojino midnimadeena, is-jacaylka iyo wada noolaanshaha bulshada.

Ilaahay ha inagu gaadhsiiyo ciidaha soo socda annagoo caafimaad qaba, nabadna ku wada nool.

11/03/2026

Guddoomiyaha Dawladda Hoose ee Degmada Laas Geel ayaa maanta kormeer shaqo ku sameeyay magaalada, isaga oo banneeyay goobihii qashinku yaallay isla markaana furay wadooyin h**e u xidhmay. Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaalka lagu hagaajinayo nadaafadda iyo isu socodka magaalada, si shacabka magaalada dacar budhuq ay u helaan deegaan nadiif ah iyo wadooyin furan.

20/01/2026

Xafiiska gudoomiyaha degmada laas geel

29/12/2025

Gudoomiyaha degmada laas geel ku xigeenka iyo xoghayaha fulinta

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Hargeisa