Shaakir Sanaag

Shaakir Sanaag

Share

Hag naftaada RuuxyoHow

17/04/2024

Sanaag soomaaliland

26/07/2023

Bada looma carareyn
Oo tahriib lama ciseyneyn
ma gafaa ku caydhsada

Talo ka Timi mid kamida indheer garadka magaalada Ceergaabo

21/05/2023

Waa asbaabaha Banii Aadamku Ku mutaysan karo Janooyinka Eebe

Photos from Shaakir Sanaag's post 18/05/2023

oo Si balaadhan loogu Xusay Xuska Sanad Guuradii 32aad♥️

12/05/2023

Ma halkanaa cergaabo gudaheeda ah🤣

07/05/2023

Ha quusan sida Shaaw Linji, haddii Loterry-ga lagu aqbali waayay.

1. Ninka sawirkaan ka muuqda magaciisu waa Shaaw Linji Lii, 20 sano ayuu raadinayay fiisaha Maraykanka heer safaaradaha dhan laga bartay, waana loo diiday.

2. In ka badan 15 codsi ayuu u dirsaday Kanada waana la soo wada diiday.

3. Wuxuu isku dayay in uu ku biiro ciidanka badda ee Shiinaha waana la soo diiday.

4. Shirkad ayuu shaqo ka xaraystay asaga iyo 124 qof oo kale, 122 qof ayaa la aqbalay asaga iyo labo kale ayaa la soo diiday.

5. Ciidanka booliska in uu ku biiro ayay xaraysteen asaga iyo 20 kale, labaatankii baa la aqbalay kaligiis baana la soo diiday.

6. Mr. Lee ma uusan quusan, wuu sii halgamay, wuxuu ku fekeray in uu galo suuqa onlineka oo uu aasaaso website sida Amazon ah, laakin, maadaama uusan lacag raasumaal ah haysan wuxuu soo iibiyay dahab ay xaaskiisu lahayd, bangina wuxuu ka soo deynsaday xoogaa lacag ah, sanado badan oo dadaal iyo daal ah ka dib lacagtii way khasaartay.

Shaaw ayaa hadda xabsi ku jira ee, ha isku dayina wax-yaalahaan camal, guriga hooyadiin cunnada ka cuna baxarkaan camalna ha isku galina, waa halis!!!!!

Mahadsanidiin, sii faafiya fadlan.

✍️ Abdifitah Qeys

06/05/2023

Xildhibaanadii Baa ka yaace anagoon 500 Tan ku qaadanayn waxa na dhigay waa nacasnimo😂

Photos from Shaakir Sanaag's post 06/05/2023

Waa dadkii Nagu dacareeyey Maraykanka
Dalkeena Mayska aaminaa😂

04/05/2023

○Dunidani Hilaaceed
○Doogiyo udgoonkeed
○Daal baan ka qaadoo
○Dugsigeedi waa kane

○Duni cusub ku soo biir
○Dan la'aan u socotee
○markaad daasho soo hoyo

Aduunyo Ninku soo Biirau hadeer iyo Nin Hadhimadeed laacay

01/05/2023

Waxkasta iyo shey kasta oo aan agteena micno ka lahaynd waxa dhici karta in wax laga hal abuuro

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargesa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargesa