11/15/2025
Booska ama ninka ugu sareeya shirkada DpWorld.
Emirateku waa waddan aad u halis badan.
Soomaalida wuxuu u horseedi doonaa dhibaatooyin aanay ka soo kaban muddo dheer.
Macrobia Republic, reviving the ancient "Long-lived" legacy. Bridging Somaliland's history with a prosperous, modern future.
Celebrating a heritage of strength from Berbera to Hargeisa. Honoring our resilient culture along the Gulf of Aden.
11/15/2025
Booska ama ninka ugu sareeya shirkada DpWorld.
Emirateku waa waddan aad u halis badan.
Soomaalida wuxuu u horseedi doonaa dhibaatooyin aanay ka soo kaban muddo dheer.
10/25/2025
Raysal warssaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxa uu dhowaan furay warshad lagu farsameeyo (drone assembly) drones-ka ku taalla Addis Ababa, taas oo qayb ka ah dadaalka ay dowladda Itoobiya ku doonayso in ay ku dhisto awood milatari iyo farsamo casri ah oo gudaha dalka ah.
Si kastaba ha ahaatee, warshaddan ma soo saarto qaybaha muhiimka ah (components-ka) drone-yada , waxay ku tiirsan tahay alaabo laga keenay dalka Shiinaha, taas oo muujinaysa in inkastoo ay jirto rabintaan gudaha dalka ah, haddana Itoobiya wali si buuxda iskuma filna dhinaca soo saarka drones-ka.
Ciidanka Maraykanka ayaa bilaabay isticmaalka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn si ay ula socdaan dhaqdhaqaaqyada ka socda gudaha Qasa. Tallaabadan, oo ay saraakiil Maraykan ah sheegeen, ayaa lagu sheegay in lagu kormeerayo sida Xmas iyo Israaโ11l u fulinayaan heshiiska xabbad-joojinta, sida uu sheegay wargeyska New York Times.
Best AI tools in 2023
โIf you really want to do something, you'll find a way. If you don't, you'll find an excuse.โ โJim Rohn
4 ways to STOP PROCRASTINATING:
1. SET real goals. ๐ค
2. CREATE an action plan. ๐
3. AVOID distractions! Delete games from your phone right now. ๐ซ๐ฎ
4. REWARD yourself for every goal you achieve! ๐
Standup comedy