Asc dhamaaan bulshadda Somaliland gaar ahaaan population kunool caasimsda in aan ucadeeyo warar laysla dhexmarayey baraha bulshadana aan ku arkey taaso ah in xoghayihii dawlada hoose labadeley Laguna badeley xoghaye darajo runtii umada ila jecel wanaaga iyo sharafta iyo qiimaha ee waliba ila jecel in aan kusoo noqdo shaqadii xoghaynimada wsxaan leeyahay walalayaal waxaad iigu duceysaan shaqo kawacan taas laymana magacaabin wax waraaqa oo magacaabis ahina majirto oo soo baxdey imka calibaana xoghaye ka ah wali caasimada
wabilaahi tawfiiq
Mr Axmed Maxamed C.laahi Darajo
Halkan Igala Soco. ... Waxqabad , Cadaalad , Iyo Xaqiijinta Himilooyinka Bulshadeena Fikirku waa Ino
23/04/2017
Waan U Ducaynayaa Xoghayaha Cusub Ee D/H/H
Waxaan Hubaa Cali Xassan Cawaale In Uu leeyay Khibrad Ku Filan Wxaanan Aaminsanay Cali In uu Yahay Ninkii Ugu Haboonaa Ee Qabta Jagada Xoghaya Maadaa Oo Uu Dhawr iyo Labaatan sano Joogay kana Shaqaynayay Wasarada Arimaha Gudaha
https://www.youtube.com/watch?v=cD6G9GvSc4Y
Axmed Darajo Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay Xoghayaha Cusub Axmed Darajo Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay Xoghayaha Cusub
26/01/2017
Munaasabadii xil wareejinta Xoghayaha Cusub ee Fulinta Dawladda Hoose ee Hargaysa Mudane Mawliid Kayse Maxamed
Ugu Horayn Waxaan U mahadnaqayaa Ilahay swt oo inoo sakhiray inoona Suuragaliyay in Dhamaan hawlahu inoogu dhamaadaan si habsimi leh Oo aad u wanaagsan
Mahada labaad Dhamaan shaqaale waynaha Dawlada Hoose ee Hargaysa Ilahay Waxaan uga rajaynayaa in uu Guuleeyo Dhamaantood madax iyo Mijaba
Umuuqaalka sawirka oo ay ka muuqdaan saddex xoghaye oo h**e Oo Kamid yahay Xoghayihii Xilka Aan kalawareegay Mudane Ibrahim Axmed Raabi iyo Mayor Cabdirahman Maxamuud Caydiid Soltelco, Badbasaabka Gobolka Maroodi jJeex Mr Cabdilaahi Jibriil Gaaxnuug Buraale, Xildhibaan Maxamed Aden Wayrax ahaan jiray Xoghaye h**e, Xildhibaan Saleebaan Daahir Dogox, iyo Xildhibaan Tmacade munaasabadaas oo ku soo dhamaatay qado sharaf mayorku u sameeyay xubnihii kasoo qaybgalay xafladda hotel Maansoor guul baanu idiin rajaynaynaa dawladda hoose ee Hargaysa dhamaantiin!!!@@
23/01/2017
Waan u mahadnaqayaa Dhalinyarada Degmooyinka 31 May iyo Axmed Dhagax
18/01/2017
17/12/2016
TACSI :-
INNAA LILLAAH WA INNAA ILLAYHI RAJICUUN
Waxaan halkan Ka tacsiyaynayaa Marxuum XUSEEN XIRSI CADIB ( BOON XIRSI ) ilahay Marxiumka Naxariistii Jano hakawaraabiyo
Ehelkii , Qaraabadii , Qoyskii Iyo Dhamaan Umada Reer Somaliland Samir iyo Iimaan Saadiq ah hakasiiyo
Amiiiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin
24/11/2016
Sabootintii iyo Abaal Marintii Ciyaartooygii Xulka Gobolka Hawd
Aad ayaan ugu mahadnaqayaa Intii Soo Agaasintay Munaasibadan Gaar ahaan MILGO FOUNDATION
Waxa kale oo aan bogaadinayaa Guddidii Ciyaaraha Gobolka Hawd 2016 iyo Guud ahaan intii ka hawl gashay Habsami u socodkii Koobkii Ciyaaraha Gobolada JSL
02/11/2016
Waxaan u Mahad naqayaa Guddida
Talo- wadaag Ee Dagmada Gacan Libaax Oo Maanta igu Maamuustay Shahaado Sharaf
Waxaan leeyay Waad Mahadsantiin Balankeenuna waa Waxqabad Iyo Wada jir in aynu ugu shaqayno Bulshada Degmooyinka Caasimada Hargaysa
https://www.youtube.com/watch?v=BVSqmzVU3XA
Xoghayada Dawlada hoose Oo Shahaado Sharaf la Gudoonsiiyey Iyo Sababta + muuqaal Xoghayada Dawlada hoose Oo Shahaado Sharaf la Gudoonsiiyey Iyo Sababta + muuqaal
01/11/2016
Waxaan u Mahad naqayaa Guddida
Talo- wadaag Ee Dagmada Gacan Libaax Oo Maanta igu Maamuustay Shahaado Sharaf
Waxaan leeyay Waad Mahadsantiin Balankeenuna waa Waxqabad Iyo Wada jir in aynu ugu shaqayno Bulshada Degmooyinka Caasimada Hargaysa
19/10/2016
Waxa Sharaf Iyo Karaamo Noo ah in Guddidii G16 ay Yeelato Kulan Is Xogwaraysi ah
http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=189648
17/10/2016
Gudida Aqoonyahanka G16 Oo Kulan Xog Waraysi Ah La Yeelatay Xoghayaha Dawlada Hoose ee Hargeysa
http://sagalnews.com/index.php/2016/10/15/gudida-aqoonyahanka-g16-oo-kulan-xog-waraysi-ah-la-yeelatay-xoghayaha-dawlada-hoose-ee-hargeysa/
Gudida Aqoonyahanka G16 Oo Kulan Xog Waraysi Ah La Yeelatay Xoghayaha Dawlada Hoose ee Hargeysa Maanta Oo ay taariikhdu tahay 15/10/2016 ayaa ay isugu Yimaadeen Badh ka Mid ah Gudida Dhalinyarada G16 Kulan Is xogwaysi ah iyadoo la iska xogwaraysanayay Xaaladaha Dalku Marayo Kulankan Oo kamid …
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Jigjiga Yar Street
Hargesa
00252
