Waab ruwaaydda somalidu
Foolaad News
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Foolaad News, Government Organization, hargeisa, Hargeysa.
06/11/2021
Somalinimad iyo qabayalada
================================
Dadka somaliyeed waxaya ka cabanayaan qabayaada xadhkah kagoostaya waxan dadka laguu baaqaya inaya ka taagan qabiilka oo aya somalinimo yimaadan waxanada arkaysaa dad ku hadaqayaya Somalinimo aya ina deeqada waxada arkaysa qabaail la takoorayo iyo qaar la faquuqayo sida somaliya oo umada dhana oo ilaahaya abuurtaya layidhi badhbaad tihiin taasina waa meel ka dhac wayan iyo cunsurinmo tii uwayneed ee dunida ka dhacada.
Hadaba qormadan kooban waxaynu kueegayan farqiga udheexaya Somalinimo iyo qabiilka .
Somalinimadu waa qabiilkii oo shaadh wayn loo galiyaa manaha meel laga bixi karo qabyaalda bale waaaba hooyada iyo aabaha qabqaayalad iyo faquuqa waan cadawoga koowada ee aya leedahaya dawladnimadu islaamkuna waa diidaya (uu xarimay) qabyaalda oo ka bilabanta somalinimada.
Nabi maxamed SCW markii uu aasaasaya dawaladii islaamka waxa uu isku keenaya dad qabiilahan kala duwan lakiin carbnimadu midayso waxan nabiga hortiil inuu mideeyo dadka uu hogaanka uyahaya oo aad ukala qaybsana mabadii ugu horeeya ee uu nabigu dawladaa saldhiga uga dhigaya waxaya ahayada islaamnimo waxanu NABIGU tusyaya inaya simanyihiin oo cid cidkale ka landheerysanayan aysan jiran, badalekeeda malintii hadii carbanimo laqaadanlahaa dawladaasi madiina may soo dhafteen waxan bilaami laah dagaal sokeeye, ilayan bahashii waya qabyaladwodaya waxan soo bixi laaha landheryaal kuwa sheegta qaar langaba lagu sheego .
Markaad taariikhada dib uraacdo mabada qowmigaha waxa uu baabiyaya dawladiihi islaamka ee dunida soo maray waan ta maanta aya dadka muslinka ahi ka dagilayihiin ka midoobi laayihiin loona helilaaayahay dawlada aya wada leeyihiin dadka muslimiinta ah ee dunida ku nool
Asalkiisuna waa mabada ka yimadi dawalaha reer galbeedka ujeeda ugu wayana waxaya ahayad in aan lahelin dawalda aya leyahiin dadka muslimiinta ah ee dunida ku noo Taan waa lagu guulaystay
Waxan la sameeya mabada qoomiga ah waxan aya layidhaa waa in caraba dawadal loo dhisaa maadam aya wadagaan luuqada dhaqan iyo diin lakiin mabdaasi waa fashilmaya sidoo kale waxa iyana jirtaya afkaar aya qabeen muslimiintii akraat ama turigada oo iyana liyidha waa in dawalad loo dhisaa lakiin maata waa intaaso dawaladoo kurdidaa ka mid ahayda iyo qaar kaloo farbadan, man suura galin mabdaasi.
Sabata ugu Wayne ee diidaya dhismaha dawaldahii waa jidka laqaadaya oo qaladaha wali dunida kamaya dhalan dawalda mabdaa qoomiga ah ku dhisan .
Hadaynu ta somalida kusoo laaban ninka doonaya somalinimadu waxa uu lamid yahaya nin yidhaa aaminsan isaaqnimo hawiyenimo daroodnimo rxwayannimo
Iyo kuwa lamidka ah.
somalinimada waxa laga dhaxalaya faquuqa nacayab iyo qabyaalada sidoo kale somalinimadu waa cadawoga islaamimada qof muslimina kuma dhiirnkaro inuu dadka ugu baaqo Somalinimo iyo qabyaalda.
Tusaale ninka somaligaha ee itoobiya ama Kenya jooga somalidu waxaya tidhaa waa ladumiyaa oo ladilayaa waa inaynu uhilinaa halka ka muslinka ah ee oromada ama kuukuga ahi aanu mud nayana inloohilyio isgoo aya kudhacayaan tacadiyo waawayan oo ka wayan ka somalida ku dhacaya sababtoo ah kani waa Somali oo Somalinimo aya namidaynamidaysa.
Diintu maxaya ka tidhi mabada qoomiga ah (somalinimada)
Islaamku waxa uu xarama yeelaya mabda qoomiga aha sida uu qabyaaldaba udiidaya
Nabigu waxa uu yidhi
أيها الناس إن ربكم واحد وإن أباكم واحد كلكم لآدم وآدم من تراب إن أكرمكم عند الله اتقاكم، وليس لعربي على عجمي فضل إلا بالتقوى
"Waar hoy dadwo, rabigiin waa mid kaliya, abihiina waa mid kaliya, dhamaantiin aadaba idn dhalaya,aadan ciid buu ka yimid, ka idunku laan dheerysan waa ka ilaahaya kabaq ma jirto farqi udhexeeya ka carbaka ah iyo ka aan ahayn"
Hadalka nabiga SCW waxa laga soo baxaya :-
1. maadam abaheen mid yahaya halkaa waxa ku baxaya mabadii qoomiga ahaa (Somalinimo, carbanimo, oramnimo, Turkinimo, dhamaantood halkaa aya ku baxayan)
2. nabigu SCW waxa uu inoo sheegaya ka inguu landheerysan inuu yahaya ka ilaahaya kabaq ee muminka ah.
Waxa uu nabigu SCW si cada usheegaya inaan ka carbaka ah ee muslinka ahi iyo kaan carbaka ahayni aya simayiin oo isku xaq iyo xuquuq yihiin.
Halka mabada qoomiga aha uu taa diidayo waxa isku xuquqa gaalka somaliga ah iyo ka muslinka ah ee Somaliga ah markaa tidhaa maxaya kudhacadaya waxay ku odhanyaan dalka somaliba leh waan dulmi iyo danbi wayan in lasimo nin ilaahaya aaminsan iyo midaan ilaahayab qirsanyaan.
Ugu danbyaan dhalinyarada Afka somaliga ku hadala waxan uugu baaqayaa inayansa kufikirin wakhti iyo tamartooda kulmina mabada mabadhalays oo aan taageero ilaahiya iyo mid adamiya toona helayan inaayan.
haku fikiraan inaad shantii Soomaaliyeed midayaasan fikirkiina koriya oo ufikra umada islmaka ah oodhan yaan qaar prof sheeganaya oo reer galbeed waxa kasoo bartaya aya idaan inka dhaadhicin somalinimada, yaanaya idaan caaynin islaamimada ha odhana somalibaan ahaya oo an kufaan leekin dhe muslinbaaban ahaya oo aan kufaan.
Wada guushu waa taa
Wixii ka soo hadhaya waa daala iyo ila meerayso
Sida uu qabiilku cadawo ugu yahaya dawladnimada iyo mabada qoomiga(somalinimada) ahin cadawo ugu yahaya islaanimada .
Mahadsanidiin
MAXAMED MAXAMUUD
22/10/2021
اللهم جنب بلادنا شر الفتن ما ظهر منها وما بطن اللهم احفظ صوماليلايند واحفظ شعبه واحفظ شبابنا من كل سوء وأهلنا من كل شر اللهم لا تسلط علينا من لا يخافك ولا يرحمنا اللهم اجعل هذا البلد آمنا مطمئنا وسائر بلاد المسلمين .
08/07/2021
Madaxwayne bixi oo casumaad kahelaya Madaxwyanaha masar
19/12/2020
Sawirka cawa
08/12/2020
'' Soomaalinimo Vs Dan ''.
Sanadkii 1960 markii Somaliland dooratay baarlamaankii ugu horeeyey Febuary 1960 waxay wafti uu hogaaminayo Xoghayihii guud ee xisbigii guulaystay ee SNL M I Cigaal u dirtay Mogdisho waftigaas oo midnimo raadisa , isla bishii March waxay booqdeen Adis ababa iyagoo raadinaya dhulkii Reserve Area , Xayle Salaase oo ay dhulkaa kala hadleene wuxuu ugu jawaabey '' Hadii aad rabtaan walaalnimo iyo daacadnimo intaa Mogdisho tagayseen maxaa aniga iigu iman waydeen Mogdisho anigaa idiinka dhawaaye , ereyaddaas Somaliland waagaas may fahamin maanta ayaa se la fahmayaa sadex sababood awgood .
1. Siyaad bare aya Somali galbeed usaxeexaya mingiste isagoo duulan ku aha dadka reer Somaliland
2. Farmaajo wuxuu kula saaxiibay Abby Ahmed xeebaha Somaliland , waxaanu u saxeexay xeebta Somaliland si Abby uga caawiyo in Somaliland la muquuniyo .
3. Ismaaciil Cumar Geelle oo safar ku tagey wiigan Adis ababa wuxuu Itoobiya ka codsaday in dekedda Berbera Ioo smaaciil dhibaato u arko in aanay Itoobiya isticmaalin , lkn ay Jabuuti isugu luga duwato , jabuutina diyaar u tahay Itoobiya masaalixdeeda in ay u dhega nuglaanto .
Sidaa markay tahay , Somaliland maanta waxaa culayska ugu badan ku haya Soomaaliddii ay xornimadooda u dagaalamaysay ee ay u sadqaysay xornimadii ay haysatay , surma-seegtadaasina waa mid lagga baranayo in Siyaasaddu aanay lahayn Soomaalinimo ee ay leedahay Dan , sidaa darteed dadka reer Somaliland casharkaa fahamkiisa ay ku fahmi waayeen Theory ahaan balse Xaqiiqo ahaan u arkaan haku cibro qaareen , mustaqbalkana danahooda hala saaxiibeen .
maxamed maxamuud
25/10/2019
Waa maanta iyo xaalka Dhuusamareerb
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa
Hargeysa
00000
