13/04/2021
mr.arbe
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from mr.arbe, Library, Drasad74@Hotmail. Com, Hargeysa.
13/04/2021
23/03/2020
اللهم زدنا ولا تنقصنا
This is may officially page
SIYAASADA ISLAAMKA
waxaynu nahay dad islaam ah waana waajib in aynu raacno, waxa ay ina farayso diinteenu. hadaba marka qof maamul laga dhigayo waa maxay waxa looga bahaan yahay marka diinteena la joogo?
sida aynu ku hayno qur'aanka iyo sunnaha suubanaheenna waxa cad in aslaamo laga rabo qofka loo idmayo maamul madaxtinimo. waxa laga eegaa laba qodob oo kala ah.
1- QOF AWOOD LEH
IYO
2- QOF AAMIN AH
NABI MUUSE SCM MARKAY TILMAAMAYSAY INANTII NABI SHUCAYB SCM WAXAY KU TILMAAMTAY SUURATUL QASAS qof shaqo loo dhiibto waxa ugu fiican ka awooda aamina ah.
suubanaheenuna wuxuu sheegay scm marka amaanada la dayaco qiyaamaha sug, saxaabidii khayrka badnaa waxay waydiiyeen sidee loo dayacayaa amaanada, wuxuu ku jawaabay scm marka cid aan ehel u ahayn loo tiiriyo waa la dayacay.
waa marka cid aan ku haboonayn madax laga dhigto ama maamulka loo dhiibo.
1- inagu maxaynu ku doorana kaynu doonayno inuu ina maamulo ama inaga madalo maamulka meeshaa ka jira?
2- maxaase inooga soo baxa markaynu doorano cid?
3- waxse ma inoo taraan?
dawladnimadu waa koox dad a oo isku dagtay oo qabanaaya hawlo loo idmaday, ku waas oo dagan meel isku mid ah juquraafi ahaan, waxaanay leeyihiin qorshe go'an oo ay siku waafaqeen dhexdooda si ay isugu maamulaan,siyaasad ahaan, dhaqaale ahaan,iyo bulsha ahaan si ayay u gaadhsiyaan badhaadhe iyo barwaaqo sooran ay u hagaajiyaan reerka nololeed ee shakhsiyadeed.
waa qeexitaanka dawlad waxay tahay lkn su'aashu waxay tahay somaliland xisbiyadeedu sidaa maku tala jiraan inay u fikiraan ama in uun isku dayaan inay wuxuun ka sameeyaan, haday yhiin kuwa talada haya iyo kuwa doonaayaba?
Nin ilka wayni haduu go'ayona inuu qoslaayobaa lamoodaa
Kaarjabin mahaysaa
Kuyidhe seed u kurbaynaysaa
Ku idhi kallahaadi baan kufay
Kulahaa kalxaan baad ka jabanthy
Ka idhi kuraan gacanta weeye
Ma jeclayn inaan bayaanshee
Bulshadaa i ciishoo
Barti aan maraayaba
Waxay igaga bilaabaan
Bismilaahi maxy dhacay
Sawdigii badqabay shalay
Billaahi baan idinku dhaarshe
Bal ii soo duceeyoo
Faahfaahin badaniyoo
Badkalana ha ii galin
ilaahay waxaan ka baryay naa in uu abaaraha inaga soo jabiyo
Kusoo dhawaada pagekayga dhamaantiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hargeysa
