14/03/2025
Qiso Muxaadiro cusub
السلام عليكـم انشر الصفحة و لكـ آجر من عند الله السلام عليكـم انشر الصفحة و لكـ آجر من عند الله
اللهم اجعل هذا العمل خالص لوجهك الكريم
14/03/2025
Qiso Muxaadiro cusub
Subax wacan oo wanagsan
06/09/2024
Ma Is Weeydiisay Sababta `Sakaraatul-Mowdka Qofka uga soo bilaawday xaga Qeeybaha Hoose lugaha uguna dhamaadaa qeybta sare Ee jirka ilaa madaxa.?
`Waxaa la Wariyay `Xikmadda Aayadan
قال تعالي؛ (كلا اذا بلغت التراقي وقيل من راق وظن انه الفراق، والتفت الساق باالساق..)
`Miskiin Miyaad Ogtahay Sababta
Malakul-Mowd Qaadida ruuxdada uga soo bilaabaa Xaga hoose Ee jirkaaga Uguna dhameeyo xaga sare Ee jirka madaxa.
`Hadaad ogaan laheed Ujeedka laga leeyahay Arrinkaa `Wax kasto Ood hadda gacanta ku heyso Waad tuuri laheed.😥
`Waxaad maanta ka dib go`aansan laheed in aad cibaadada kaliya u go`do.
Danbiyadii Aad h**e u gashayna waad ka towbad keeni laheed.
`Markii la Amro Malakul-mowd in uu Ruuxdaada soo qaado Wuxuu soo saarista ruuxdaada ka soo bilaaba Xagga qeeybahaada hoose.
`Sababta Ama Xikmada ka danbeeyso waa in aadan ka cararain ama Aadan ka argagaxin Waxa Aad la kulmi doonto waayo h**e uma aadan arkin.😥 iyo dhibaatada Sakaaratul Mowdka Uu leeyahay Ood la kulmi doonto.
`Waa maalin aad kugu adag waa maalinta qof Walba sugeeyso Allaah noo fududeeyo.
Waxa ugu danbeeyo uu kaa qaadayo malakul mowd wa aragaaga
`Si aad u aragto waxa kugu dhacayo Ee dhibaato .
Xaggee ayaad U carari kartaa miskiin.
قال تعالي؛ (لقد كنت في غفلة من هذا فكشفنا عنك غطائك فبصرك يوم الحديد.).
`Khaatumada Allaah noo hagaajiyo
`Sakaraatka allaah noo fududeeyo
`Haddii aad dhameysay aqriska Haka gudbin adigoon Rasuulka csw ku sallinin
Ka dib Share garee wll.
FG . sideed uargtaa qormadaan adiga aqrin heyso😭😭 sheer follow me