Cawa iyo berbera
Waddani Supporters
Page kani waa pageka rasmiga ee tageer waynaha xisbiga waddani ee jooga dal iyo dibad ba Magaca waxa loo soo gaabinayaa WADDANI.
Xisbiga WADDANI, waxa uu ka dhashay dareen iyo goโaan ah in dib loo c**o weelka siyaasadda Soomaalilaan, lana keeno dhiig cusub iyo maskax firfircoon oo lagu dardar-gelinayo xaqiijinta himilooyinka ummadda reer Soomaalilaan leedahay oo uu ugu horreeyo Ictiraaf keenista. Xisbiga WADDANI waxa uu albaabo cusub u furayaa daโyarta si ay xooggooda maskax iyo muruqba ugu dhisan-lahayeen dalkooda, isaga o
10/09/2024
Qodobada Tiirarka Aasaaska Barnamaj
Siyaasadeedka Rajada Shacabka Wadani
10/09/2024
09/09/2024
Sawiro part 2
Shirkii golaha dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Hargeysa.
Shirka ayaa waxa ka soo qayb-galay murrashaxiinta madaxweynaha iyo madaxweyne-ku-xigeenka ee xisbiga, guddoomiyaha xisbiga, guddoomiye ku-xigeenada xisbiga iyo dhammaan xubnaha golaha dhexe ee xisbiga WADDANI iyo marti-sharaf kala duwan.
Shirka golaha dhexe ee xisbiga WADDANI, ayaa maalinta berri ah soo xidhmi doona, waxana lagu wadaa in lagu doorto murrashaxiinta madaxweynaha iyo madaxweyne-ku-xigeenka ee xisbiga, shirkan ayaa sidoo kale waxa lagu soo bandhigi doonaa barnaamij siyaasadeedka xisbiga.
09/09/2024
โWaxaan hambalyaynayaa guddiga doorashooyinka oo illaa hadda waddadii doorashada ku taagan, shaqo fiicana qabtay..โ
Xirsi Cali Xaaji Xasan
06/09/2024
[ ๐๐๐ฐ๐ข๐ซ๐จ ]:- Beesha ๐๐ฎ๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐ข - ๐๐๐๐ ayaa caawa muujisay cududa iyo taageerada ay u hayso xisbiga WADDANI .
Xafladan dhoolatus ah oo caawa ka dhacdey magaalada Hargeysa , ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuulyiinta xisbiga WADDANI oo hogaaminaayo Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi CIRRO
06/09/2024
Waxa aan xalay magaalada Burco kaga qaybgalay xaflad ballaadhan oo ay dalladda Hanasho ku muujinaysay taageeradeeda xisbiga WADDANI, isla markaana ay dhallinyarada dalladda ku bahoobay ay ku soo bandhigayeen diyaargarowgooda ku aaddan doorashooyinka maalmaha kooban innaga xigaan.
Bogaadin ayaan u dirayaa guud ahaan dalladaha ku abtirsada xisbiga WADDANI iyo gaar ahaan dalladda Hanasho oo kaalin weyn ugu jirta xisbiga, dedaal mug weynna bixinaya.
Balanqaadka dhalinyarada ee musharax madaxwayne cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro
Musharax madaxwayne cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro
05/09/2024
"Shacabka Somaliland-ow waan idiin shaqeynayaa ee Baloodho idinku qabsan maayo.
Difaaca qaranku ma 150 KM dib u soo carar baa , Difaaca Qaranku ma 300 maxbuus ha la xidhaaba.
Anigu dhagaxaan nabagalyo daro soo dhagax dhigi maayo Ceerigaabo iyo Boorama โ .
Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo hada khudbad kale jeedinaya.
Halkan kala soco muuqalka khudbadan danbe ee Musharaxa goor dhow.
05/09/2024
"Cabdiraxmaan Cirro qofka ku yidhaahda Musharax habaar baan ku ogahay, waa in loogu yeedhaa Madaxweyne .
Waxaan maanta xaal ka bixinayaa dhamaan ummadda Afka Soomaliga ku hadasha in Madax-dhaqameedkeeni is caayan oo maanta la caayo Hooyo Soomaliyeed oo la dhaho Garaad Jaamac Garaad Cali Hooyadii may dhalin .โ
Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Daaโuud Suldaan Maxamed.
Waddani media partners
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Address
Jidka Mujahid Mahdi Cali, HargeysaJidka Mujahid Mahdi Cali
Hargeysa
NA
