26/05/2026
CIID WANAAGSAN
๐๐ช๐๐๐คฬ๐ค๐ข๐๐ฎ๐๐๐, ๐๐ช๐๐๐คฬ๐ค๐ข๐๐ฎ๐ ๐๐ช-๐ญ๐๐๐๐๐ฃ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ค ๐ผ๐๐๐๐จ๐๐ข๐๐๐ ๐๐ช๐ช๐ ๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐จ๐๐๐ฃ๐ ๐ ๐๐๐๐ข๐ช๐ก-๐ฌ๐๐ฃ๐๐๐๐๐ ๐
๐๐ข๐๐ช๐ช๐ง๐๐ฎ๐๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐ก๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐ฌ๐๐ญ๐๐ฎ ๐๐๐ข๐๐๐ก๐ฎ๐ค ๐๐ฎ๐ค ๐๐ค๐๐๐๐๐๐ฃ ๐ช ๐๐๐ง๐๐ฎ๐๐๐ฃ ๐๐๐๐ข๐ข๐๐๐ฃ ๐จ๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐ง๐๐๐ง ๐๐ค๐ข๐๐ก๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐ช๐ช๐ ๐๐๐๐๐ฃ ๐ช๐ข๐ข๐๐๐๐ ๐๐จ๐ก๐๐๐ข๐ ๐ ๐ข๐ช๐ฃ๐๐๐จ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฎ๐จ๐๐ฃ ๐๐ ๐พ๐๐๐๐ช๐ก ๐ผ๐๐ญ๐.
๐๐ก๐๐๐๐๐ฎ ๐๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ช ๐๐๐๐๐๐จ๐๐๐ฎ๐ค ๐๐๐จ๐-๐๐๐จ๐, ๐ฃ๐๐๐๐, ๐๐๐ง๐ฌ๐๐๐ฆ๐ค ๐๐ฎ๐ค ๐๐ค๐ง๐ช๐ข๐๐ง ๐ฌ๐๐๐ง๐.
๐๐๐ฃ๐๐๐ ๐๐ฃ ๐จ๐๐ฃ๐๐๐ ๐๐๐จ๐๐ฃ๐ ๐๐๐๐๐๐ข๐๐๐, ๐๐๐๐๐๐๐ค ๐จ๐ช๐ช๐๐๐ฃ ๐๐ฎ๐ค ๐๐ช๐ช๐ก๐ค ๐๐๐๐๐ฃ ๐๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ช ๐๐๐๐๐๐จ๐๐๐ฎ๐ค.
๐ฌ๐๐
๐ด๐๐๐๐๐๐
๐ฒ๐๐๐๐ ๐ช๐๐๐ ๐๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐๐๐
#๐พ๐๐๐๐๐๐ฃ๐๐๐๐จ๐๐ฃ
#๐๐ค๐ข๐๐จ๐๐๐ฃ๐ ๐๐๐๐๐ข๐ช๐ก๐๐๐ฃ๐๐๐๐
#๐๐ค๐ข๐๐ก๐๐ก๐๐ฃ๐
18/05/2026
๐๐ช๐จ๐ ๐ 18-๐ ๐ ๐๐๐ฎ โ ๐๐ค๐๐ค๐ก๐ ๐ ๐ฟ๐๐๐๐-๐๐๐๐๐๐๐๐ (๐๐ค๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐)
๐๐ช๐๐ค๐ค๐ข๐๐ฎ๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐จ๐๐๐ฃ๐ ๐ ๐๐๐๐ข๐ช๐ก-๐๐๐ฃ๐๐๐๐๐ ๐
๐๐,
๐ฟ๐ง. ๐ผ๐๐๐ข ๐ผ๐ญ๐ข๐๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐ง, ๐๐ฎ๐๐ ๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฎ๐ ๐๐๐ก๐๐ฎ ๐ข๐ช๐ฃ๐๐๐จ๐๐๐๐ ๐จ๐ ๐๐๐๐ง ๐จ๐๐ง๐ ๐ก๐ค๐ค ๐จ๐ค๐ค ๐๐๐๐๐จ๐๐ข๐๐ฎ ๐ค๐ค ๐ก๐๐๐ช ๐ญ๐ช๐จ๐๐ฎ๐๐ฎ ๐ข๐๐๐ก๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐ฆ๐๐ง๐๐ฃ๐๐ข๐๐๐ ๐
๐๐ข๐๐ช๐ช๐ง๐๐ฎ๐๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐ก๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐ 18-๐ ๐ ๐๐๐ฎ, ๐ฉ๐๐จ ๐ค๐ค ๐ ๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฎ ๐๐๐๐๐๐ก๐๐๐ ๐๐ค๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐ โ ๐๐ค๐๐ค๐ก๐ ๐ ๐ฟ๐๐๐๐-๐๐๐๐๐๐๐๐.
๐๐ช๐๐ค๐ค๐ข๐๐ฎ๐๐๐ช ๐ฌ๐๐ญ๐๐ ๐ช ๐๐๐ฉ๐๐๐ข๐๐ฎ๐๐ฎ ๐ข๐ช๐๐๐๐ข๐ข๐๐๐๐ ๐๐ฎ ๐ข๐๐๐ก๐๐ฃ๐ฉ๐๐ฃ๐ ๐ช ๐ก๐๐๐๐๐๐๐ฎ ๐ฆ๐๐ง๐๐ฃ๐ ๐ ๐๐ค๐ข๐๐ก๐๐ก๐๐ฃ๐, ๐๐จ๐๐ค๐ค ๐๐ช๐๐๐ ๐ ๐ช ๐๐ค๐ค๐ง๐ง๐๐ฎ๐๐ฎ ๐จ๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐ฃ ๐๐ฎ ๐๐ก๐๐๐จ๐๐๐๐๐๐ฃ ๐ข๐๐๐ฃ๐๐ข๐๐๐ค๐ค๐๐, ๐ฌ๐๐๐๐๐๐ง๐ ๐ค๐ค๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐ข๐ฃ๐๐๐ค๐ค๐๐.
18-๐ ๐ ๐๐๐ฎ ๐ฌ๐๐ ๐ข๐๐๐ก๐๐ฃ ๐ฉ๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐ค๐ค ๐ ๐ช ๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ ๐จ๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐ค๐ข๐๐ก๐๐ก๐๐ฃ๐, ๐ ๐ช๐ฃ๐ ๐๐จ๐ฉ๐๐๐ฃ๐จ๐๐ฃ ๐๐๐ก๐๐๐ฃ, ๐๐๐๐จ๐๐ฃ๐๐ข๐ค, ๐ข๐๐๐ฃ๐๐ข๐ค ๐๐ฎ๐ค ๐ฆ๐๐ง๐๐ฃ๐๐ข๐ค.
๐ผ๐ฆ๐ค๐ค๐ฃ๐จ๐ ๐๐ฎ๐ค ๐ผ๐๐ ๐๐ฎ๐จ๐
35๐ฉ๐ ๐ผ๐ฃ๐ฃ๐๐ซ๐๐ง๐จ๐๐ง๐ฎ
๐๐๐๐๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง-๐๐จ๐๐๐๐๐๐จ๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐ค๐ข๐๐จ๐๐๐ฃ๐ ๐ ๐๐๐๐ข๐ช๐ก-๐๐๐ฃ๐๐๐๐๐ ๐
๐๐
๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฎ๐จ๐, ๐๐ค๐ข๐๐ก๐๐ก๐๐ฃ๐
๐ง ๐๐ข๐๐๐ก: [email protected]
๐ ๐๐๐๐จ๐๐ฉ๐: https://ggc.govsomaliland.org
18/05/2026
๐๐ช๐จ๐ ๐ 18-๐ ๐ ๐๐๐ฎ โ ๐๐ค๐๐ค๐ก๐ ๐ ๐๐๐ฃ๐๐๐
๐๐จ๐ช๐๐ช๐ฌ๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐จ๐๐๐ฃ๐ ๐ ๐๐๐๐ข๐ช๐ก-๐๐๐ฃ๐๐๐๐๐ ๐
๐๐ ee Gobolka Sanaag iyo hawlwadeennada Komishanka ayaa si sharaf leh u xusay sanad-guurada dib ula soo noqoshada madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.
๐๐ช๐ฃ๐๐๐จ๐๐๐๐๐๐๐ฃ ayaa lagu muujiyey waddaniyad, midnimo iyo jacaylka qaranimada Somaliland.
๐๐๐ข๐๐๐ก๐ฎ๐ค ๐๐ช๐ฃ๐๐๐จ๐๐๐๐๐๐ 18-๐๐๐ฎ, ๐๐๐๐ก๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐๐ง๐๐ฃ๐ฃ๐๐ข๐๐๐ ๐
๐๐ข๐๐ช๐ช๐ง๐๐ฎ๐๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐ก๐๐ก๐๐ฃ๐
๐ผ๐ฆ๐ค๐ค๐ฃ๐จ๐ ๐๐ฎ๐ค ๐ผ๐๐ ๐๐ฎ๐จ๐
35๐ฉ๐ ๐ผ๐ฃ๐ฃ๐๐ซ๐๐ง๐จ๐๐ง๐ฎ
๐๐๐๐๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง-๐๐จ๐๐๐๐๐๐จ๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐ค๐ข๐๐จ๐๐๐ฃ๐ ๐ ๐๐๐๐ข๐ช๐ก-๐๐๐ฃ๐๐๐๐๐ ๐
๐๐
๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฎ๐จ๐, ๐๐ค๐ข๐๐ก๐๐ก๐๐ฃ๐
๐ง ๐๐ข๐๐๐ก: [email protected]
๐ ๐๐๐๐จ๐๐ฉ๐: https://ggc.govsomaliland.org
17/05/2026
๐๐๐ข๐๐๐ก๐ฎ๐ค ๐๐ช๐ฃ๐๐๐จ๐๐๐๐๐๐ 18-๐๐๐ฎ, ๐๐๐๐ก๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐๐ง๐๐ฃ๐ฃ๐๐ข๐๐๐ ๐
๐๐ข๐๐ช๐ช๐ง๐๐ฎ๐๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐ก๐๐ก๐๐ฃ๐
๐ผ๐ฆ๐ค๐ค๐ฃ๐จ๐ ๐๐ฎ๐ค ๐ผ๐๐ ๐๐ฎ๐จ๐
14/05/2026
: -
Guddoomiyaha Komishanka Maamul-wanaagga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si rasmi ah u xidhay tababar laba cisho socday oo lagu horumarinayay xirfadaha shaqo ee Agaasimayaasha Komishanka.
Guddoomiyuhu waxa uu Agaasimayaasha kula dardaarmay inay si buuxda uga faaโiidaystaan aqoonta iyo waayo-aragnimada ay tababarka ka korodhsadeen, isla markaana ay ku dabaqaan gudashada waajibaadkooda shaqo si hufan oo masuuliyad leh. Waxa uu sidoo kale xusay muhiimadda ay leedahay wada-shaqaynta, isla xisaabtanka, iyo kor u qaadista tayada shaqada si loo xoojiyo adeegyada iyo hannaanka maamul-wanaagga ee hayโadda.
Xafiiska war-isgaadhsiinta Komishanka Maamul Wanaaga JSL.
๐ Hargeysa, Somaliland.
๐ง Email: [email protected]
๐ Website: https://ggc.govsomaliland.org
Allaa Mahad Leh.
13/05/2026
:
Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul-wanaagga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si wada jir ah u furay tababar loo qabtay masuuliyiinta waaxyaha kala duwan ee Komishanka Maamul-wanaagga.
Tababarkan oo socon doona muddo laba cisho ah ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha shaqo ee masuuliyiinta Komishanka, gaar ahaan hab-qorista warbixinaha tayeysan (Report Writing Skills) iyo diyaarinta warbixinno rasmi ah oo waafaqsan habraacyada shaqo ee hayโadaha dawliga ah.
Tababarka ayaa lagu lafaguray muhiimadda ay leedahay qorista warbixinno dhammaystiran, nidaamsan oo hufan, kuwaas oo door muhiim ah ka qaata kor u qaadista isla xisaabtanka, hufnaanta iyo tayada adeegyada ay Komishanku bulshada u hayo.
Sidoo kale, masuuliyiinta ka qayb-galay tababarka ayaa lagu barayaa hababka casriga ah ee maamulka, qorshaynta shaqada iyo xoojinta wada-shaqaynta waaxyaha kala duwan, si loo horumariyo waxqabadka guud ee Komishanka Maamul-wanaagga JSL.
Tababarkani waxa uu qayb ka yahay dadaallada joogtada ah ee Komishanka Maamul-wanaaggu ku horumarinayo tayada shaqaalaha iyo hirgelinta mabaadiโda maamul-wanaagga ee hayโadaha dawliga ah.
Xafiiska War-isgaadhsiinta Komishanka Maamul-Wanaaga JSL
๐ Hargeysa, Somaliland
๐ง Email: [email protected]
๐ Website: https://ggc.govsomaliland.org