02/09/2022
Hargeysa Dahabka laga ganacsado Iyo Lacagta Sariflayaashuba Wadada ayay yaalan si nabadgelyo ah iyadoo loo ganacsanaayo.
📸 Fahad Karie.
Best photographer in hagriesa
02/09/2022
Hargeysa Dahabka laga ganacsado Iyo Lacagta Sariflayaashuba Wadada ayay yaalan si nabadgelyo ah iyadoo loo ganacsanaayo.
📸 Fahad Karie.
02/09/2022
Saxiixa Cusub Man United Antony waakaas tababarkiisii ugu horeeyay qaatay
Haye Arsenal Diyaar matihiin
14/07/2022
Hadaanad wax ilaawayn maad noolaateen, aduunyada waxii dhib ku so maray oo dhan hadey madaxaaga ka bixi waayaan sided noqon lahayd mad seexateen maad gama’deen waxad cadho so martay oo dhan hadaanad ilaawi lahayn sided noqon lahayd.
Laxdadii daqiiqadihi aad cadhada iyo dhibka dareemaysay hadaad ku sugantahy oooyna marnaba maskxdaada ka baxayn maad noolaateen wad waalan lahayd markaa in dhibta mashaakilka waxii ku so maray oodhan aaad iloowdaa waaa mina nicma waa nimco ilaahy ku siiyay❤️🙏..
Alxmdulilaah rabil caalamiin❤️❤️
Sh Mustafe