Waaberi Party

Waaberi Party

Share

JIHO-CUSUB & JIIL-CUSUB

Photos from Waaberi Party's post 12/08/2024

Urur-siyaasadeedkii WAABERI oo si Rasmi ah ugu Biiray Xisbiga KULMIYE

Hargeysa 12/08/2024

Aqlabiyadda hoggaankii Urur-siyaasadeedka Waaberi, ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE.

Wadahadal dhexmaray hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE iyo inta badan madaxdii iyo xubnihii guddiga Fulinta ee Urur-siyaasadeedkii WAABERI, ayaa lagu heshiiyey in ururku la midoobo xisbiga faca weyn ee KULMIYE.

Munaasibad loo sameeyey heshiiska xisbiga iyo ururka oo ay goob-joog ka ahaayeen madax iyo masuuliyiin kala duwan, waxa labada dhinac u kala saxeexay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere) iyo Guddoomiye ku-xigeenkii 2aad ee Urur-siyaasadeedkii Waaberi Md. Muftafe Maxamuud Qodox.

09/08/2024

Marwo Suhuur Xasan Abiib oo cabirtay dareenkeeda ku Aadan Doorashooyinka November 13, 2024.

09/08/2024

Qorshaha Ururka Waaberi Ee U Diyaar garawga Doorashada November 13, 2024.

Photos from Waaberi Party's post 07/08/2024

Sawiro:-

07-08-2024
Hargeisa, Ali Jirde Hotel,
Waxa Shir Maanta iskugu imid Hogaanka, Gudidda Fulinta, iyo Gudoomiye yaasha Gobolada Ee Ururka Waaberi.

Shirkaas waxa lagu Magacaabay 7 Xubnood oo kasoo talo bixiya Jihada Cusub Ee Ururka Waaberi Loo Dhaqaajinayo. Waxaana Shirkaas Shir Gudoominayay Gudoomiye Cumar Shucayb Mohamed.

07/08/2024

07-08-2024 Hargeisa, Ali Jirde Hotel,
Waxa Shir Maanta iskugu imid Hogaanka, Gudidda Fulinta, iyo Gudoomiye yaasha Gobolada Ee Ururka Waaberi.

Shirkaas waxa lagu Magacaabay 7 Xubnood oo kasoo talo bixiya Jihada Cusub Ee Ururka Waaberi Loo Dhaqaajinayo. Waxaana Shirkaas Shir Gudoominayay Gudoomiye Cumar Shucayb Mohamed.

05/08/2024

Urur Siyaasadeedka Waaberi iyo Reer Gabiley Oo Maanta Wada Shaaheeyey.

24/07/2024

𝗧𝗔𝗖𝗦𝗜:
Innalilaahi Wa inaailayhi Rajicuun.

Ururka Waaberi Waxa uu Tacsi u diraya.
Alle Ha u Naxariistee 𝐌arxuumad Shucayb. Oo ahayd Gudoomiyaha Ururka Waaberi Cumar Shucayb Walashii oo Maanta ku Geeriyootay Magalada Hargysa.

Ururku Waxa uu Tacsi udiraya Dhamaan Ehelka, Awlaada iyo Dhamaan Qoyska ay ka baxday Marxuumadu.

Waxa aan allah Uga Baryaynaa in Naxariistii Jano Allah Ugu Deeqo Samir iyo Iimaan Illaahay Ha inaga wada Siiyo.

aamiin.. aamiin …Amiin….Amiin

02/07/2024

Afhayeenka Waaberi Maxamed Faarah Miigane:

Cidkasta oo taageerta Cadawga Somaliland Waa Cadawga Gudaha.

02/07/2024

Afhayeenka Waaberi Maxamed Faarah Miigane:

Cidkasta oo taageerta Cadawga Somaliland Waa Cadawga Gudaha.
Mohamed faarah miigane

26/06/2024

Hambalyo Sannadguurada 64aad ee Maalinta Xornimada JSL 26 June 2024.

20/06/2024

Gudoomiyaha Gobolka Awdal ee Urur Siyaasadeedka Waaberi Eng Guuleed. oo Si diiran usoo dhaweeyey Masuuliyiinta Ururka oo Hawlo Shaqo u imi Magalada Boroma.

16/06/2024

C I I D M U B A R A K

Dhamaan Taageerayasha Urur Siyaasadeedka Waaberi.

Salaantii iyo Hambalyadii Eidal Adha ee Maanta Afhayeen Maxamed Farah Miigane iyo Xoghayaha Ganacsiga iyo Warshadaha Deeq Shugri Ducaale.

Want your business to be the top-listed Government Service in hargiesa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Address: Xarunta Dhexe Sha’ab Area 26june District Hargiesa
Hargiesa