28/02/2025
RAMADAAN MUBAARAK
Waxaan ummada Muslimiinta gaar ahaan umada Soomaaliyeed ugu hambalyeynaya bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaan Alle ka baryaya inuu na waafajiyo kheyrka iyo acmaasha wanaagsan
G/LE HASSAN M MUSE
TALIYAHA CIDANKA DARAAWISHTA D HIRSHABELLE
