Maxkamadda Gobolka Shabellaha Dhexe

Call

Maxkamadda Gobolka Shabellaha Dhexe Bogga Rasmiga ah ee Maxkamadda Gobolka Shabeelaha dhexe

Maxkamadda Degmada Balacad oo Cuskaneysa Qodobada 108aad 121 aad Ee XHM Soomaaliyeed Waxay Baafineysa islamarkana U Yeer...
01/10/2026

Maxkamadda Degmada Balacad oo Cuskaneysa Qodobada 108aad 121 aad Ee XHM Soomaaliyeed Waxay Baafineysa islamarkana U Yeereysaa Dadka ay magacyadooda ku Xusayihiin Warqadda Hoose'
Kuwaa ay Maxkamadda Ka Taalo Dacwad Madani ah kuna saabsan dhaxltooyo.

𝙐𝙟𝙚𝙚𝙙𝙤 𝘽𝙖𝙖𝙛𝙞𝙣 :  Maxkamadda Gobolka Shabelaha dhexe' Waxay U yeereysaa Dacweysane 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐮𝐮𝐝𝐞𝐲' (𝗖𝗮𝗱𝗮𝗮𝘄𝗲) ...
12/09/2026

𝙐𝙟𝙚𝙚𝙙𝙤 𝘽𝙖𝙖𝙛𝙞𝙣 :

Maxkamadda Gobolka Shabelaha dhexe' Waxay U yeereysaa Dacweysane 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐮𝐮𝐝𝐞𝐲' (𝗖𝗮𝗱𝗮𝗮𝘄𝗲) oo ay Maxakmadda Ka taalo Dacwad Madani ah oo la xiriirta dhaxalyooyada Marxuum Cali Muudey Cisman.

Waxaana la farayaa Dacweysane Cabduqaadir in muddo 40 cisho gudhood ah aad ku horyimaado Maxkamada Gobalka oo ka bilaabaneysa 09/09/2026- kuna eg. 19/10/2026-ka.

𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗔𝗗.

"𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐓𝐨𝐝𝐨𝐛𝐚𝐚𝐝𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐡 𝐞𝐞 𝐁𝐚𝐡𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐉𝐨𝐰𝐡𝐚𝐫 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐲"Jowhar: 7_ Agoosto- 2026- Xarunta Maxkamadda Gobolka ...
07/08/2026

"𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐓𝐨𝐝𝐨𝐛𝐚𝐚𝐝𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐡 𝐞𝐞 𝐁𝐚𝐡𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐉𝐨𝐰𝐡𝐚𝐫 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐲"

Jowhar: 7_ Agoosto- 2026- Xarunta Maxkamadda Gobolka Shabelaha Dhexe Waxaa ka qabsoomay Kulan Aqoon isweydaarsi ah oo Todobaadkiiba mar lagu qabto Xarunta Hoolka Maxkamadaha Ee Magaa𝐥ada Jowhar.

Waxaa kulankaan ka Qeyb-galay Qeybaha kala duwan ee garsoorka Hirshabelle Sida;
Gudoomiyaha Maxkamadaha Gobolka Shabeelaha dhexe' 𝐁𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢𝐫 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐡𝐢 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐧' Gudoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolk𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐪𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧' Ku xigeenka Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Hirshabelle 𝐊𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢𝐣𝐨 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝, Kaaliyaasha Maxkamadaha' Gaarsiiyaal' iyo qeybaha kala duwan Ee Bahada Garsoorka Dowladda Hirshabelle.

Todobaadkan Waxaa daadihinayay Kulanka Garsooraha Maxkamadda Gobolka Shabellaha Dhexe𝐌𝐮𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐥𝐢' kaa oo diiradda Saaray Habka loo fuliyo Xukunada kasoo baxa Maxkamadaha Qeybahooda kala duwan' kulankan Ayaa xooga lagu saaray Qodobo Muhiim ah oo ay kamid yihiin:
1_𝐍𝐨𝐨𝐜𝐲𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚,
2_𝐢𝐬 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐲𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚.𝐟𝐮𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐧𝐤𝐚
3_𝐗𝐚𝐲𝐢𝐫𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐝𝐞𝐠𝐚 𝐚𝐡.
4_𝐅𝐮𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐬𝐡𝐞𝐞𝐲𝐞' iyo qodob kale io muhiim ah howlaha Garsoorka Hirshabelle.

Mas'uuliyiinta ka qeybgashay ayaa bogaadiyay Kulankan Aqoon-isweydaarsiga ee maalmahan usocda qeybaha Garsoorka Dowladda Hirshabelle Maadama Lees dhaafsanyo Aqoon iyo argtiyo muhiim u ah wax qabadka Garoosorka' iyada oo Su'aalo muhim ah hadba la weydiinayo Daadihaha ku qoran todobadkiiba

DHAMMAAD.

Waxaa Hoolka Xarunta Maxkamadda Gobolka Shabelaha Dhexe ka Qabsoomay Kulan Aqoon- isweydaarsi ah uu dhaxeeya Bahda Garso...
01/08/2026

Waxaa Hoolka Xarunta Maxkamadda Gobolka Shabelaha Dhexe ka Qabsoomay Kulan Aqoon- isweydaarsi ah uu dhaxeeya Bahda Garsoorka Dowladda Hirshabelle kaa oo ay Kasoo qeyb-galeen howlwadeenada gaarsoorka gaar ahaan Kuwa ku Sugan Magaalada Jowhar.

Waxaan Kulankan Guddoominayay Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sh dhexe ' oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda G.SH.DHEXE ' iyada oo ay goob joog ka Ahaayeen Xubanaha Kala duwan ee garsoorka Hirshabelle ' Ku xigeenada Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ' Kaaliyaasha Maxkamadaha' Gaarsiiyaasha' iyo Dhammaan howl-wadenada Garoosorka Dowladda Hirshabelle.

Ujeedka Kulankan ayaa ahaa Aqoon isweydaarsi Dhex maray hey'adaha garsoorka hirshabelle' Waxaan Todobaadkan daadihinayay Garsoore ' oo ah garsooraha Maxkamadda G.Sh.Dhexe' kaas diiradda lagu saaray Muhiimada ay leedahay Gaarsiinta ama gaarsiinta Dhambaalada maxkmadda ee ku wajahan Bulshada. Su'aalo dhowr ah ayuu ka jawabay kualnkan oo ay Qeyb ka ahaayen'
gaarsiinta loo maro
xaq uleh Gaarsiinta?
Tilmaamya Gaarsiinta &ama wrqadaha kasoo baxa Maxkamadaha.

Gudoomiyaashii ka qeyb-galay kulankaan oo Dhankooda ka hadlay Madashaan Aqoon isweydaarsiga ah ayaa sheegay in aqoon-Isweydaarsigan iyo Kulamada noocaan ah Bahda Garoosorka ay Muhiim u Yihiin' sidoo kalane kor u Qaadeyso iskashiga bahda garsoorka ee dhinaca Cadaaladda.

DHAMMAAD.

Maxkamada Gobolka Shabelaha Dhexe waxa ay xaraash ku iibineysaa Makiinad Cagacagaf nooceedu yahay 7066 oo ay leeyihiin C...
20/04/2026

Maxkamada Gobolka Shabelaha Dhexe waxa ay xaraash ku iibineysaa Makiinad Cagacagaf nooceedu yahay 7066 oo ay leeyihiin Cabdqaadir Maxamed Dhurow iyo Saalax Maxamed Dhurow.

Haddaba cidii dooneysa oo ka qeybgalaysa xaraashka makiinadan hala xiriirto kaaliyaha maxkamada gobolka Sh/dhexe oo laga helo taleefan namberka ah:770986398.

Mudada xaraashka uu soconayo waa laga bilaabo 19/04/2026- ilaa 19/05/2026.

14/04/2026

Maxkamadda Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku dhawaaqday xukunka laba eedeysane oo kala ah Saadaq Mukhtaar Cabdulle iyo Axmed Saneey Maxamed oo maqanayaal ah.

Dhinaca kale xafiska Xeer-ilaalinta Hirshabelle ayaa Soo dhoweysay xukunka lagu riday labaas eedeysane.

13/04/2026
Maxkamadda Gobolka Shabelaha Dhexe waxay Baafineysaa islamarkana u yeereysaa:1-Maariyo Abuukar Wakriye,oo ayMaxkamadda k...
08/04/2026

Maxkamadda Gobolka Shabelaha Dhexe waxay Baafineysaa islamarkana u yeereysaa:
1-Maariyo Abuukar Wakriye,oo ay
Maxkamadda ka taalo Dacwad madani ah.

Maxkmadda ayaa fareysa in dacweysanaha ay ku hortimaado Maxkamadda muddo 30 cosh ah oo ka bilaabaneysa 08/04/2026. Kuna Eg 07\05/2026-ka.

DHAMMAAD

Maxkamadda Gobolka Shabelaha Dhexe waxay Baafineysaa islamarkana u yeereysaa dacweysanayasha kala ah :1-Yuunis Cabaas Ab...
01/04/2026

Maxkamadda Gobolka Shabelaha Dhexe waxay Baafineysaa islamarkana u yeereysaa dacweysanayasha kala ah :
1-Yuunis Cabaas Abuukar
2-Yuusuf Xasan Ibraahim kuwaa oo ay Maxkamadda ka taalo Dacwad madani ah.

Maxkmadda ayaa fareysa labadan shakhsi ay ku horyimadan muddo 15 maalmod ah oo ka bilaabaneysa 31- 03- 2026. Kuna Eg 14/04/2026-ka.

DHAMMAAD

Maxkamada gobolka Sh dhexe waxey u yeereysa islamarkan baafinaysaa 1: muqtar maxamud cali 2: Geedi Maalin Xasan, oo Dacw...
02/02/2026

Maxkamada gobolka Sh dhexe waxey u yeereysa islamarkan baafinaysaa
1: muqtar maxamud cali
2: Geedi Maalin Xasan, oo Dacwad madani ah ay ka Taalo Maxkamada gobolka Sh dhexe.

DHAMMAAD

Address

Horseed
Jowhar

Telephone

+252613949828

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxkamadda Gobolka Shabellaha Dhexe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share