Jubba Land Loo Dhanyahay

Jubba Land Loo Dhanyahay

Share

Jubba land loo Dhanyahay Wuxuu U Qareemaa Dadka Ree Jubba Land.

06/02/2026

Wuxuu abuurtay shabakad danaystayaal ah, oo u adeegta, kuwaasoo dadka iyo deegaanka u naxaynin.

Waxaan ku diidaynaa is-xakamayn, siyaasad xilkasnimo leh, iyo iska-caabbin madani ah,waana hubaal in maalmaha u harsan ay tirsanyihiin."

04/02/2026

War-saxaafadeed:

Maalmahan soo socda, waxaan daaha ka qaadi doona gumaysiga, ku-takri-falka guracan, iyo tacaddiyada arxan-darrada ah ee si ula kac ah loogu hayo dadka rayidka ah ee Jubbaland iyo hay’adahooda. Run la qariyey, dhiig lagu aamusiyey, iyo hanti la boobay—waa dambiyo aan la dafiri karin. Dadka Jubbaland looma sii dulqaadan karo dulmi joogto ah. Runtu way soo baxaysaa, mas’uulna waa lala xisaabtami doonaa."

Isha haa lagu wada haayo page-kan; isla socod wanaagsan.”

01/09/2025

Celebrating my 3rd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

31/08/2025

Shaki yuusan idinka galin,New Jubaland Garbaharey inshallaah.

Wada hadal iyo been bey barataye waa la isbaran.

Kusoi dhawaada shirweynahaan oo idin ku baaqnay maalinta berita ah inshallaah.

Jubaland State House
Jubbaland TV

08/08/2025

Mustaf Cagjar Inuu ka laabto magacaabista magaalooyinka iyo degmoyinka cusub tolow maxaa ku qasbaya.

08/08/2025

DEGDEG:Sidaan daqiqado kahor ku baahinay pagekeena Ciidanka jubbaland aya Lagaso cayriyay BP1 Isla Markiina Kenya Xuduuda Way Xiratay,Ciidanki Jubbaland waxay So dageen Markaariyey O ah dhanka xuduuda somalia Waliba Beerta 'Abdifitah Hassan Dhoore'

-Guuldaradi Labaad Hal usbuuc Gudihii ,Ogow Qofka kaliya O xogtani idinla wadaagay Dhamaan warbaahinada Jubbaland wa aniga.

*Wariyaashi kale waa Hurdaan qaar baan xitaa Salad subax tukan Kuwa Kalana Xalay dhan Bay qayilaayen

04/01/2025

Odayaaahaan mufsidiinta ah ee la soo qasbay umadda yaa ka qabta.

Photos from Jubbaland TV's post 04/01/2025

15 sano ka dib axmad madoobe hormarka uu kismaayo gaarsiiyay wuxuu marayaa garoon salaxa in laga furo magaalada.

03/01/2025

Danbiile axmad Madoobe maalinba maalinka danbeysa waxaan macquul ahayn ayuu la imanayaa

Photos from Jubbaland TV's post 10/12/2023

Axmadoow 10 sano ki dhawad Ayaad guri magaalad kismaayo kaga jirtaa oo aafan wax Hormar ah ree jubbaland ukeenin.

Photos from Jubbaland TV's post 10/12/2023

Jubba land Tuugsi Ayaa ka soo haray .

Meesha maamul ma joogee dadka jubbaland leh ha u tashtaa.

Want your business to be the top-listed Government Service in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Kismaayo Jubaland
Kismayo
252