Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS

Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS

Share

The Ministry Stands for to Promote Sustainable Development of Maritime Transportation Sectorโ€ฆโ€ฆ.

24/10/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Sheikh Cabdullahi (Cali Afgooye) ayaa Magacaabay Guddiga Ku-meel Gaarka ah ee Maamulka Arimaha Dekada Baraawe, iyada oo la tixgalinaayo daruufaha adag ay ku jirto xaalada Dakada Barawe iyo dib u hawlgalinta adeega ay siiso Ganacsatada isticmaala Dakada.

02/10/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cali Sheeq Cabdullahi (Cali Afgooye) ayaa ku Wargeliyay Dhamaan Ganacsatada Soomaaliyeed ee Isticmaasha Dekedaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya in aysan ka Dhoofin Karin Kana Soo Dejin Karin Badeecadda Sharci-darada ah ee Mamnuuca ka ah in ay soo Galaan Wadanka Kana Baxaan.

Photos from Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS's post 28/09/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cali Sheeq Cabdullahi (Cali Afgooye), ayaa Ka Qeyb Galey Munaasabad uu Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen Ku Daahfurayey Jaamacadda Dowlada Koonfur Galbeed, oo ay si Bilaash ah wax ugu Baran Doonaan Bahda Jacel Waxbarashada ee ku nool Guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

12/09/2024

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ!

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž, ๐—๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ง ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข (๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐€๐Ÿ๐ ๐จ๐จ๐ฒ๐ž) ayaa xilal agaasime waaxeedyo u kala magacaabey Masuuliyiinta Hoos ku xusan:

๐Œ๐š๐ซ๐ฐ๐จ ๐—๐š๐ฆ๐๐ข ๐ˆ๐ฌ๐š๐š๐ช ๐—๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ayaa loo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyada ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya

๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐จ๐จ๐ ๐ž ๐ˆ๐ฌ๐š๐š๐ช ayaa sido kale loo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Badda ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya

๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐!

09/09/2024

WAR-SAXAAFADEED Kasoo Baxay Wasaaradda Dekedaha iyo Gadiidka Badda Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Photos from Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS's post 19/07/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya Mudane. Xildhibaan Ali Sheikh Abdullahi (Ali Afgooye) ayaa Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyey Caaisha Cusmaan Iikoow oo ku Guuleysatay Bilada Quruxda Soomaaliya, iyadoo mataleysey Koonfur Galbeed.

18/07/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya Mudane. Xildhibaan Ali Sheikh Abdullahi (Ali Afgooye) waxa uu ku wargelinayaa dhamaan Maamulada Degmooyinka Barawe, Marko, Deegaanka Jasiira iyo Laamaha Amniga in ay Wasaaradda Bilaawi doonto Diiwaangelinta Dhamaan Gadiidka Badda.

Photos from Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS's post 24/04/2024

Maamulka iyo Shacabka Degmada Baraawe oo Wasaaradda Dekadaha Dowlada Koonfur Galbeed uga mahadcelisey Hawlaha Shaqo ee kabilowdey Dekada Baraawe iyada oo uu goobjoog ka yahay Wasiirka Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS.!

Photos from Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS's post 22/04/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gadiidka Badda Dowladda Koonfur Galbeed Ali Shekh Abdulaahi (Ali Afgooye) oo ay Wehliyaan La Taliyaha Madaxweynaha Dhinaca Amniga Maxamuud Maxamed Kheyr iyo Gudoomiyaha Degmada Baraawe Omar Sheikh Abdi Shafaana oo Kormeerey Dekeda Macmalka ah ee Magaalada Baraawe oo kuso Xiratay Doon Waday Raashiin iyo Agab kale oo ka timid Magaalada DUBAI.

Photos from Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS's post 20/04/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Koonfur Galbeed Xildhibaan Cali Sheekh Abdullahi (Ali Afgooye) iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaarey Magaalada Baraawe Caasimada Dowladda Koonfur Galbeed.

27/03/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya Mudane. Xildhibaan Ali Sheikh Abdullahi (Ali Afgooye) waxa uu ku wargelinayaa dhamaan Maamulka Degmada Barawe iyo Saraakiisha Ciidanka in ay Wasaaradda Bilaawi doonto diiwaangelinta Gadiidka Badda iyo Qaadista Khidmadda Marsadda Maalinlaha ah ee Doomanka Xamuulka Qaada.

Photos from Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS's post 24/02/2024

Wasiirka Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS Mudane Xildhibaan Ali Sheikh Abdullahi (Ali Afgooye) ayaa mahadcelin u direy Wasaaradda Caafimaadka DGKGS ee uu ugu h**eeyo Wasiirka Wasaarada Mudane H E Mohamed Osman oo Ka jawaabey baahidii ay soo gudbiyeen Maamulka Degmada Afgooye iyo Isbitaalka Degmada Afgooye.

Wasiirka ayaa tilmaamey in tani ay ku timid dadaalka Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen oo ka goโ€™an iney haqabtiraan baahiyadaha ay qabaan Dadka iyo Deegaanada Dowlada Koonfur Galbeed.

Sido kale Wasiirka waxa uu sheegey in Deeqdaan Ambulance-ka ah ay hordhac u tahay ka jawaabida baahiyadihii ay soo aruuriyeen Isaga iyo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlada Konfur Galbeed oo Isbuucii h**e Booqasho xog aruurin ah ku tagay Degmada Afgooye Gobalka Shabelaha Hoose.

Want your business to be the top-listed Government Service in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Villa KGS
Kismayo
003