mohamed deek

mohamed deek

Share

anyupdate

29/09/2025
28/09/2025

Dalkeeno waa Hodan.

28/09/2025

Alxm 🤲🤲

23/01/2024
23/01/2024

Jubaland. Guul ciyaar wanaag waad so bandhigteen. NASIINKAA Idinka hiliyay MA ahne.

Mar walbaa guul. Xulka hirshabeele hampalyo šŸ‘

13/07/2023

Waa habeen jumce ah
Aaan
Ku wada salino Rasuulkena subanaa Mohamed Scw

30/04/2023

Hubsiimo

Qgabadh Ayaa Ilmaheda Yar Oga tagi jirtay Ey Daacad u Ah xiliyada Gobaha dhaw Ay Adeyso sida jimicsiga iyo suqa marka Ay kaso dukameysaneyso

Maalin malmaha kamid Ah Ayeey Aday suuqa
Oo Ay Eygii uga tagtay cunugeda yar waxayna soo labatay Qolkii oo wada dhiig Ah markiiba waxay radisay cunugii oo waxay aragtay dharkisii oo jar jaran xafayadiisi oo dhigu qariyay

Durba waxaa sariirta hosteda kaso baxay Eygii oo markaas soo dhameystay cunista hilib fireesh Ah . Taas oo Aad moodo inuu Aaad ugu soo raxaystay waxay markiiba Qadatay ul'' Wayn oo waxay nafta kajartay Eygii mudada Daacada u Aha”””

Iyadoo isleh ilmahadii bal cad kamida Ah inu Rebay Eeg Ayeey sariirta dhankeda kale ku aragtay cunugedii oo qawan dhoola cadeynaya
Masna caafimaad qaba iyo raqda mas wayn o halkaas lagu cunay Eygii Ay dishay Ee daacada u Ahaa Ayaa badbaadiyay Ilmaheda yar kaas oo ladagaalmay mas ka Nuuca jabisada loo yaqano oo uu Eygii Halkaas ku Dilay kuna cunay Qaar kamida Ah maskii☠

bal qiyaas didaan dadka Qaar u xukuno ingoon waxba hubsan oo Aan ku Eedeeyno wax Aysan sameyn FADLAN HUBSO INTAADAN RUUX AMA XAWAYAAN DANMBI DUSHA KASARIN

Abdirizak dhore

Want your business to be the top-listed Government Service in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Sinaay
Kismayo