Kacdoonka jubbaland
Tuulo barwaaqo
“If you can’t fly then run, if you can’t run then walk, if you can’t walk then crawl, but whatever you do you have to keep moving forward.”
Dadka reer tuulo Barwaaqo oo ka cawanayo maamulka jubbaland ee dhoobley
Hello the people of tuulo Barwaaqo
Waxa ka socdo Tuulo Barwaaqo wa asal sifeen ama ethnic cleansing, Ahmed Madoowe iyo beshiisu waxey ku duleen tuulo Barwaaqo ayagoo sito magac Dowladeed. Waxan halka ka cadeeyneynaaaa waxii meshaaa ka dhaco oo naf iyo maaal in masuuliyadoodu Ahmed madoow iyo beeshuusi masuuliyadeeda qaadi doonan waxan somali ween ugu baqeeynaaa in beelwenta Bahgari lagu gumaadayo magaca jubbaland, Dadka reer Tuulo Barwaaqo waxey wajahayaan godoomin iyo dulmi joogto eh.
The people of tuulo Barwaaqo will never give up
27/07/2021
To the people of tuulo Barwaaqo, The greatest glory in living lies not in never falling, but in rising every time we fall.” “It always seems impossible until it's done.” “I learned that courage was not the absence of fear, but the triumph over it. The brave man is not he who does not feel afraid, but he who conquers that fear.”
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Kismayo

20/08/2021