LIISKA Dhulalka danta guud ee la iibiyey.
1. Warashadda Caanaha.
2. Warshadda Daawada.
3. Difaaca Cirka.
4. Zone K.
5. Dab Damiska.
6. Dhulka howlaha guud - 6 Piano
7. Warshada Taraq iyo Sigarka.
8. Warshadda Birta.
9. Warshadda Galeyda.
10. Hotel Taleex.
11. Carwa Taleex.
12. Tarabuun - Zone Isbitaal deva.
13. Xerada Bangala.
14. Xera Cuuryaamin.
15. Shirkole Officiale.
16. Dhulka Siliga Towfiiq.
17. Bangariyo airport ka.
18. Bangiga dhiiga.
19. Wasarada arimaha gudaha Bula xubey.
20. Warshadi Kabka.
21. Caza Italia.
22. Qaburaha School Polizia.
23. Zone Eveko.
24. Xero Kaluun.
25. Buula Wiikiyo - Dekadda.
26. Isbitaalka Lanzareti.
27 .Balaclihii xamar weyne
28. Hoteel jubba
29. Hoteel Curuuba
30. Aargada dayniile
31. Warshadda birta
32. Wasaaradda Xanaanada xoolaha (Ex koontorol)
33. Wasaaradii Caafimaadka Boondheere
Yaabo Isgaaray!!!
Al Wille
ABKUU-DOONO HA-SHEEGTEE ,
WUXUUN-BAA EHEL-II-AH ,
DAD-NINKAAN AF-AQAANEE ,
SI-WAX IILA-ARKAAYEE ,
C,rashiid Xassan C,Nuur,
(Janan)
Is,not Ciraaqi!!
Waa Wax Laga Noxo In 13-sano Kadib Argagixisada Loo Loogo Magaalada Caanka Ah Ee Maxaas,
MD X-shiiq Meelna Kuma Fiicna,
Allaha Unaxariisto,
Aar Cali Salaad Oo Hadda Geeriyooday,
26/07/2025
Maxamadow Soo Bax Xamar Unukaa Leh Natiijadeedi, Oo Sawir Ah.
Meeshaan Yaa Garanayo?
Madaxwayne X-shiiq Maxamuud.
Waxaa U,hartay 10-bilood 5-habeen Iyo 5-saac. Doorasho Qof Iyo Cod Ah Malagu Qaban Karaa Mudadaas? Muwaadin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Kismayo
