Ururka 162aad G 16 DANAB

Ururka 162aad G 16 DANAB

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka 162aad G 16 DANAB, Military Base, Kismayo.

07/03/2026

Xili Dalku uu ku jiro waqti abaaro ah Guutada 16-aad Kumaandooska Danab oo biyo dhaamin kasameeye badiba Gobalada Dalka

Photos from Ururka 162aad G 16 DANAB's post 07/03/2026

Ururka 164-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab XDS ayaa maanta biyo-dhaamin iyo gargaar bani’aadamnimo gaarsiiyay shacabka ku nool deegaanka Xaaji Cali Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Gargaarkan ayaa yimid kadib cabasho ay soo gaarsiiyeen shacabka deegaanka oo muddo la daalaa dhacayay biyo la’aan iyo duruufo nololeed oo adag. Markii ay cabashadaasi soo gaartay Taliye ku-xigeenka Ururka 164-aad Danab, ayuu si degdeg ah uga jawaabay baahida jirta, isagoo amar ku bixiyay in gurmad degdeg ah la gaarsiiyo dadka ku dhaqan deegaanka Xaaji Cali.

Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa gaadiid biyo sida u diray deegaanka si shacabka loogu fududeeyo helitaanka biyo nadiif ah, kuwaas oo muhiim u ah nolol maalmeedka gaar ahaan xilliga bisha Ramadaan.

Sidoo kale, ciidamada ayaa shacabka gaarsiiyay raashiin ay ka soo jareen garaamka askarta, taas oo muujineysa sida ay ciidamada Danab uga go’an tahay garab istaagga iyo la qeybsiga shacabka dhibaatada haysata.

Tallaabadan biyo-dhaaminta iyo gargaarka raashiinka ah ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Kumaandooska Danab ay ku taageerayaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan xilliyada ay jiraan baahiyaha bani’aadamnimo.

03/03/2026

Taliyaha cidanka danab iyo ururka 161,aad

03/03/2026

Ururka 162-aad guutada 16’aad kumaandooska Danab oo biyo dhaamin kasameye gobolka Jubbada Hoose

Moha dhinbiil

13/02/2026

Sumcadii islaamka nimanyahow waad ku tumateen (khawaarijta) shekh mustafe cali canood

13/02/2026

Sumcadii islaamka nimanyahow waad ku tumateen (khawaarijta) shekh mustafe cali canood

Photos from Ururka 162aad G 16 DANAB's post 10/02/2026

god kasta ood qodataan danab ayaa iidinku soo gali

Photos from Ururka 162aad G 16 DANAB's post 27/01/2026

“Dhulka hawdka ah ee deegaanka Jabad Godane waxaa weli lagu arkayaa baqtiga Khawaariijta oo daadsan, halka uu si buuxda u socdo baadi-goobka firxadka argagixisada. Ciidanka Kumaandooska Danab Ururka 161’aad ma joojinayaan howlgalka ilaa laga tirtiro hadhaaga Khawaariijta ee goobta

25/01/2026

taliyaha ururka 162,aad danab Caarif Hire Salaad wacyi galinta ciidanka iyo khibradiisa dagaal ayaa sababay guusha aan ka gaadhnay khawaarijta

Photos from Ururka 162aad G 16 DANAB's post 24/01/2026

taliye caarif hire salaad
saraakisha kale ee danab iyo kuwa jubaland oo farxada guusha
si wada jira ula qaybsanaya ciidanka

24/01/2026

daawadaas iyo baca yaryar ee canaha ku jiraan ayaa u nolol ah khawaarijta

Photos from Ururka 162aad G 16 DANAB's post 24/01/2026

geesiyasha ururka 162,aad kumaandoska danab XDS 🇸🇴❤️ kudhaaa

Want your business to be the top-listed Government Service in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kismayo