Kusoo dhawoow malabka meysuur adal hada dalbo oo hel ka wac lanbarada kala ah 0615100886 ama 0615497481
Meysuur Asal
Macmiil kuso dhawoow gacmo furan iyo malab saafi ah �
02/04/2026
Malabku waa hadiyad dabiici ah oo ka timaadda shinnida, lehna dhadhan macaan iyo faa’iidooyin caafimaad oo fara badan. Waxaa ku jira nafaqooyin muhiim ah sida fiitamiino, macdano, iyo antioxidants oo jirka ka caawiya difaaca cudurrada.
✨ Faa’iidooyinka malabka:
Wuxuu xoojiyaa difaaca jirka
Wuxuu yareeyaa qufaca iyo xanuunka cunaha
Wuxuu ka caawiyaa dheefshiidka
Wuxuu dedejiyaa bogsashada nabarrada
Wuxuu siinayaa jirka tamar degdeg ah
🌿 Malabka dabiiciga ah waa daawo iyo cunto isku jira, waxaana lagu tiriyaa waxyaabaha ugu qiimaha badan ee dabiiciga ah ee bani’aadamku isticmaalo.
04/12/2025
Kusoo dhawaada macaamiil malab cadki iyo malab guduudki soo gaar goobtu waa kismayo melaha aad kakala heli karto umurtoriyo iyo kalakaal hadaa rabto gurigaaga waalaguu keenayaa iyo goob walbo aad joogto nagala soo xariir 0615100886 ama 0615497481 siina share gareeya idinkoo mahadsan
Ku soo dhawoow macaamiil malab tayo sare leh iyo qiimo aaad ku qanacdo nagala soo xariir lanbarada kala ah 0615100886 ama 0615497481
29/11/2025
Kuso dhawada macmiil malab cadkii oo tayo sare leh ku dawee naftaada iyo tan awlaadaada nagala soo xariir 0615100886 ama 0615497481
Kusoo dhawaada Meysuur Asal malab saafiya oo tayo sare leh kudaaawayso dhamaan familkaaga iyo naftaada inuu daawo yahay waxaa noo sheegay alle subxanahu watacalaa ﴿وأوْحى رَبُّكَ إلى النَّحْلِ أنِ اتَّخِذِي مِنَ الجِبالِ بُيُوتًا ومِنَ الشَّجَرِ ومِمّا يَعْرِشُونَ﴾ ﴿ثُمَّ كُلِي مِن كُلِّ الثَّمَراتِ فاسْلُكِي سُبُلَ رَبِّكِ ذُلُلًا يَخْرُجُ مِن بُطُونِها شَرابٌ مُخْتَلِفٌ ألْوانُهُ فِيهِ شِفاءٌ لِلنّاسِ إنَّ في ذَلِكَ لَآيَةً لِقَوْمٍ يَتَفَكَّرُونَ﴾
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Kismayo
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 21:00 |
| Tuesday | 06:00 - 21:00 |
| Wednesday | 06:00 - 21:00 |
| Thursday | 06:00 - 21:00 |
| Friday | 06:00 - 21:00 |
| Saturday | 06:00 - 21:00 |
| Sunday | 06:00 - 21:00 |
