Degmada Aadan yabaal waxaa hada gacanta ku haayo Ciidanka Geesiyaasha Xoogga Dalka
Taliska Ururka 304,aad Guutada 30,aad Qaybta 43,aad
Qofka wadankiisa jecel waa kan shaqadiisa sifiican u gutaa
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Odawa Yusuf Rage ayaa Geesiyaasha Xoogga Dalka ugu Hambalyeeyay 65 Guuradii kasoo wareegatay Aas Aaskoodii
11/04/2025
Hambyo Dhamaan Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyaasha.S.kiil,S,xigeen,Alifley Dabley Xaasaskooda,Caruurtooda waxaan ugu Hambyeenaa Sanad guurada 65,aad Guul iyo Gobonimo Geeskeyoow
Macawisleydii Gobalka Hiiraan oo Guushii Maanta kadib ku dabaal dagay Magaalada Abooreey.
Guul iyo Gobanimo
Waxaan Eiid wanagsan inka solenahay furimaha h**e ee gobolka shabellada dhexe Eiid wanagsan
Madaxa Caafimaadka Guutada 17,aad Gor-Gor Dhamme Caadil Baraalle Ayaa Maanta Booqday Qabriga Allah Ha unaxariistee Ex.Col. Suulnuuge
Oo Maanta oo kale Ku shihiiday Deegaanka JeexJeex.
Muuqaal ciidamada putland laga qabtay xili subaxdii H**e saaka ururka daacish Dagaalo uu dhexmaray. .
Howgal indha indheen ah oo uu Hogaaminaayo Taliye ururka 304,aad guutada 30,aad birjeex qaybta 43,aad
Dhanka Xeebta kismayo
29/12/2024
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Somaliyeed Ganeraal Sahal Cabdullahi Cumar oo Gobalka Shabellaha Dhexe ka wado howlo la xariira dardar galinta Dagaalka lagu ciribtirayo Argagixisada ayaa maanta kormeer & indha indheen ugu tagay Cutubyo ka tirsan Geesiyada CXDS ee fidhigooda yahay Shabellaha Dhexe
Ugu h**eyn Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Abdullahi Omar ayaa Deegaanka Garsaalo ee hoostaga Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelada Dhexe ku booqday Geesiyada XDS.
Ganeraal Sahal Cabdullahi Cumar Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS waxaa halkaa Ku soo dhaweeyay Saraakiisha Guutoyinka 3aad iyo 25Aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Ugu dambeyn S/Guuto Sahal Cabdullahi Cumar Taliyaha Ciidanka Dhulka Xooga ayaa Geesiyadan faray iney sii xoojiyaan Dagaalka Dalka looga ciribtirayo Argagixisada.
29/12/2024
Taliyaha ururka 304,aad guutada 30,aad Birjeex ayaa Maanta Gaaray Deegaanka Luglow ee Hoos taga Degmada Kismayo Jubbada Hoose.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Kismayo
2618
